X
    Categories: Warar

Boorama: Daawo Qaabkii Loogu Soo Dhoweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weedhihii Fagaaraha

Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhoweeyay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kadib markii uรป xalay kusii hakaday ย Magaalada Gebilay.

Madaxweynaha, ayaa markii uu gaadhay Magaalada Dilla dadweynaha deegaankaa oo sugayay soo dhowaynta Madaxweynaha Iyo wefdigiisa, waxa ay ku qaabileen farxad iyo damaashaad, kuwaas oo ruxayay caleemo qoyan, Isla markaana ku sugayay. Wadooyinka.

Wefdiga Madaxweyna oo ku hakaday magaalada, wuxuu Madaxweynuhu fagaare kala hadlay dadkii soo dhoweeyay, isagoo uga mahad celiyay sida ay dareenkooda ugu muujiyeen ee usoo dhoweeyeen.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post