X
    Categories: Warar

Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Ciidanka Qaranka Ee Ku Sugan Duleedka Garoowe

Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku maraya gobolada bariga Somaliland, ayaa gaadhay maanta fadhiisinka jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee kulaalaya Garoowe oo xarun u ah maamulka Puntland.

Daawo Madaxweyne Siilaanyo booqashadiisa ciidanka Qaranka ee ku sugan Ganbadha oo magaalada Laascaanood qiyaastii 70km dhinaca Garoowe ka xigta.

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post