jiidahiremadaxweynesilanyo1Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku maraya gobolada bariga Somaliland, ayaa gaadhay maanta fadhiisinka jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee kulaalaya Garoowe oo xarun u ah maamulka Puntland.

Daawo Madaxweyne Siilaanyo booqashadiisa ciidanka Qaranka ee ku sugan Ganbadha oo magaalada Laascaanood qiyaastii 70km dhinaca Garoowe ka xigta.

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.