X
    Categories: Warar

Dabaaldega Xuska 27 Guuradii Kasoo Wareegtay Maalintii Somaliland Lasoo Noqotay Qaranimadeeda muuqaallo

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Guud ahaan Dalka Somaliland waxa si ballaadhan looga xusay 27 guuradii kasoo warreegtay markii ay Somaliland Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer kaga dhawaaqday inay dib ula soo noqotay xoriyadeedii luntay 26 Jun 1960โ€ฒ.

ย 

Maalinta dib lagu soo noqoshoda Xoriyada Somaliland ee lagaga dhawaaqay Burco 18 May 1991, ayaa sannad walba si weyn looga xusaa Dalka Iyo dibaddaba, waxaana munaasibadaa oo lasoo qadimay Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed laga xusay magaalooyinka Somaliland oo dhan marka reebo Degmada Magaalada Ceergaabo oo sababo gaar ah aan loogu xusin.

Muuqaallo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Masuuliyiinta kale ee ka qaybaglay, Ciidamadda Qaranka Iyo qaybo ka mid ah bulshadda halkan ka daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post