X
    Categories: Warar

Heshiiska Dekedda Berbera Ee Xukuumaddu La Gashay Dubai World Oo Gollaha Wakiiladda Loo Gudbiyay

Araweelo News Network

Hareysa(ANN)Wasaairka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali Shire iyo wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud xaashi Cabdi oo ka mid ahaa gudigii saxiixay heshiiskii qabyada ahaa ee Dekedda Berbera oo hadal dheer ayaa dhinacyo badan taabanaaya mudanayaasha golaha wakiilada ugu sharaxay heshiiskii Somaliland la gashay Shirkada laga leeyahay Dalka imaaraatka Carabta ee Dubai World.

Heshiiskaas oo doodo ka taagan yihiin, balse xukuumaddu ku macnaysay inuu yahay mid balaadhinta iyo casriyaynta dekedda Berbera ku sabaabsan, aya saaka loo gudbiyay Gollaha Wakiiladda Somaliland.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post