X
    Categories: Warar

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Muxuu Ka Yidhi Wadahadalka Xukuumadda Somaliland

Araweelo News Network

Buuhoodle(ANN)Higgaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay wadahadalka Xukuumadda Somaliland u furmay. Kaddib markii ay shalay shaacisay Madaxtooyadda Somaliland inuu jiro wadahadal u socda Xukuumadda iyo Kooxda Khaatumo.
Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Buuhoodle, oo ka hadlay arrimahaa ayaa sheegay inuu jiro wadahadal ay la bilaabeen Xukuumadda Somaliland.
Halkan Ka Daawo Cali Khaliif Galaydh.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post