Araweelo News Network

galaydh2Buuhoodle(ANN)Higgaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay wadahadalka Xukuumadda Somaliland u furmay. Kaddib markii ay shalay shaacisay Madaxtooyadda Somaliland inuu jiro wadahadal u socda Xukuumadda iyo Kooxda Khaatumo.
Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Buuhoodle, oo ka hadlay arrimahaa ayaa sheegay inuu jiro wadahadal ay la bilaabeen Xukuumadda Somaliland.
Halkan Ka Daawo Cali Khaliif Galaydh.