X
    Categories: Warar

Liiska Golaha Wasiirada Xukuumadda Muuse Biixi Oo Lasoo Saaray

Araweelo News Network

Madaxweyne Muuse Biixi photo file.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha cusub Musue Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Liiska Golaha wasiirada xukuumadda cusub oo ay Xubno ka yihiin Afar xubnood oo ka mid ahaa, kuwaas 23 Wasaaradood Iyo ku xigeenadooda oo ay ku jiraan dhawr xubnood oo wasiir ku xigeeno ka ahaa Xukuumaddii hore.

Liiska Golaha Wasiirada Halkan ka akhri.

Liiska Golaha wasiirada

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post