X
    Categories: Warar

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dareen Celiyay Sidii Loogu Soo Dhoweeyay London


London(ANN)Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigiisa oo maal mihii u danbeeyay booqasho rasmiya ku joogay dalka Jamhuuriyadda Ireland, isla makaana kulamo la yeeshay moadaxweynaha Irelร nd iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah xukuumaddiisa, ayaa kasoo degey xalay Garoonka Diyaaraha ee Heathrow Airport, waxaana si weyn ugu soo dhaweeyay halkaร  Jaaliyada ku dhaqan Magaalada London ee cariga ingiriiska.

Wasiirka arrimaha debadda Maxamed Biixi Yoonis, oo ka mid ah Waftiga Madaxweynaha oo hadal u jeediyay dadkii soo dhaweyay, ayaa uga waramay Waftiga iyo kulamadii ay la soo yeesheen Madaxda waddanka Ireland, kuwaas oo uu Wasiirku ku tilmaamay inay ka soo baxeen midha dhal wax weyn ka tari doona qadiyada iyo himilada shacbiga Somaliland.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post