X
    Categories: Warar

Munaasibad Laga Tumay Ciyaarta Caanka Ah Ee Seylicida Oo Badhasaabka Cusub U Qabtay Hanbalyada Madaxweynaha Djibouti

Araweelo News Network
Saylac(ANN)Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal ee xaruntiisu tahay magaalada Taariikhiga ah ee Saylac Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, oo xilka la wareegay shalay, ayaa xaflad lagu taageerayo guusha doorashada iyo dammaashaadka Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ku qabtay magaalada Saylac.

Dammaashaadka munaasibadaa oo lagu soo bandhigay Ciyaaraha Dahqanka ee deegaanka Saylac caanka ku yihiin ee Seylicida halkan ka daawo

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post