Araweelo News Network
ciyaartaseylicidaSaylac(ANN)Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal ee xaruntiisu tahay magaalada Taariikhiga ah ee Saylac Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, oo xilka la wareegay shalay, ayaa xaflad lagu taageerayo guusha doorashada iyo dammaashaadka Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ku qabtay magaalada Saylac.

Dammaashaadka munaasibadaa oo lagu soo bandhigay Ciyaaraha Dahqanka ee deegaanka Saylac caanka ku yihiin ee Seylicida halkan ka daawo

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380