X
    Categories: Warar

Somaliland: Gollaha Wakiiladda Guddoomiye Cirro Iyo Guddomiye Baashe Oo Gàcmaha Isu Qaaday

Hargeysa(ANN)Xiisad ayaa ka aloosantay xayndaabka gollaha wakiiladda Somaliland kaddib markii sàaka fadhigii gollaha oo la filayay in mudanayaal taageersan qandaraasyada lagu bixiyay Haammaha Kaydka Shidaalku soo dhigaan gollaha mooshin lagu tàgeerayo.
Hase yeeshee Guddoomiyaha Golahaa Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddomiye Ku Xigernkiisa Koowaad Baashe Maxamed Faarax ayaa khilaafkoodu sabàbay inay gacata isu qaadaan.kaddib markii Guddomiye Cirro sheegay mooshin loo soo gudbiyay oo lagu taageerayo heshiiska xukuumadda, isla markaana ay ku saxeexan yihiin 38 xildhibaan aanu waafaqsanayn xeer hoosaadka sidaa awgeed ay goluhu sii wataan dooda hore ugu socotay, balse Guddoomiye ku xigeenka Koowaad Baashe Maxamed Faarax, ayaa ganafka ku dhiftay, waxaana markaa kaddib bilaabmay gacan ka hadal dhexmaray labada gudoomiye.

Arrintaa ayaà cirka ku shaeerartay xiisada ka aloosan gollaha wakiilada oo ay sababtay Xukuumadda Madaxweyene Siilaanyo xiisad ka dhex abuurto, iyadoo qiil u doonaysa meel marinta heshiiskaa.
Araweelo News Network.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post