Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Sat, Sep 12th, 2015

Somaliland: Gollaha Wakiiladda Guddoomiye Cirro Iyo Guddomiye Baashe Oo Gàcmaha Isu Qaaday

araweelonews-300x168Hargeysa(ANN)Xiisad ayaa ka aloosantay xayndaabka gollaha wakiiladda Somaliland kaddib markii sàaka fadhigii gollaha oo la filayay in mudanayaal taageersan qandaraasyada lagu bixiyay Haammaha Kaydka Shidaalku soo dhigaan gollaha mooshin lagu tàgeerayo.
Hase yeeshee Guddoomiyaha Golahaa Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddomiye Ku Xigernkiisa Koowaad Baashe Maxamed Faarax ayaa khilaafkoodu sabàbay inay gacata isu qaadaan.kaddib markii Guddomiye Cirro sheegay mooshin loo soo gudbiyay oo lagu taageerayo heshiiska xukuumadda, isla markaana ay ku saxeexan yihiin 38 xildhibaan aanu waafaqsanayn xeer hoosaadka sidaa awgeed ay goluhu sii wataan dooda hore ugu socotay, balse Guddoomiye ku xigeenka Koowaad Baashe Maxamed Faarax, ayaa ganafka ku dhiftay, waxaana markaa kaddib bilaabmay gacan ka hadal dhexmaray labada gudoomiye.

Arrintaa ayaà cirka ku shaeerartay xiisada ka aloosan gollaha wakiilada oo ay sababtay Xukuumadda Madaxweyene Siilaanyo xiisad ka dhex abuurto, iyadoo qiil u doonaysa meel marinta heshiiskaa.
Araweelo News Network.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp