X
    Categories: Warar

Taliyihii Ciidànka Ee Aaga Galbeedka Iyo Sarkaàl Kale Oo Là Toogtay

Boorama(ANN)Taliyihii Aaga Galbeedka Ciidanka Qaranka  Somaliland Gaashaanle sare Xasan Caqli iyo sarkaal xiddigle ah oo lagu magcaabo Faarax Carraàle, ayaa lagu toogtay sàaka màgaalada Boorama ee xàrunta gobolka Awdal.

Labada sàrkaàl waxa toogtay askàri ka tirsanaa ciidànka,kaas oo xerada dhexdeeda ku toogtay sidà uu Idaacada BBC u sheegay Badhasaabka Gobolka Awdàl Maxàmuud Càli Sàleebaàn (Ramaax).

Badhasaabka ayaa sheegay in uu dhintay xiddigle Faarax, isla màrkaana Gaashaanle sare Xasan Caqli xaaladiisu aad u liidàto oo làgu dàwaynayo cusbitaaalka Boorama.
Askàriga fuliyay dilkaa ayaa goobta làgu qàbtay sida uu sheegay guddoomiye Ràmaax.
Sannàdii u danbeeyày waxa Somaliland kusoo kordhayay toogashooyinka sidan oo kalàe ee saraàkiisha ciidamadà,kuwaas oo aan si dhab ah loo ogayn waxa ay salka ku hayaan.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post