X
    Categories: Warar

Taliyihii Ciidanka Qaramada Midoobay Ee Suudaanta Koonfureed Oo Shaqada Laga Eryay

Araweelo News Network

New York (ANN)Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, ayaa shaqada ka eryay taliyaha ciidamada Qaramada Midoobay ee dalka Suudaanta koonfureed, kaddib markii baadhis lagu soo gabagabeeyay in ciidamadiisa nabad ilaalinta ay ilaalin waayeen dad rayid ah.

Baadhista oo ay taageertay eedo hore oo shaqaalaha gargaarka ku eedeeyeen in ciidamada QM ay diideen in ay ka jawaabaan markii ciidmada dowladda ay weerrareen xarun gargaar caalami oo dagaal ku dhex maray laba kooxood bishii July magaalo madaxda Juba.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post