X
    Categories: Warar

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Cali Mareexaan Oo Gaadhi Ugu Deeqay Booliska

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa baabuur ku wareejiyay Taliyaha Guud ee Booliska Somaliland Cabdullaahi Fadal IImaan.

Baabuurkaa, ayaa wasiirku ugu deeqay Degmada Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle, iyadoo wasiir Cali sheegay in baahi ka timi Booliska Degmada Qorilugud markii uu maqlay ugu deeqay gaadhigaa oo ah four-wheel drive.
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Wadooyinka Cali Xasan (Cali mareexaan) ayaa marar badan gaadiid ugu deeqay sidan oo kale Booliska Deegaamada gobolada Bariga Somaliland, isagoo Baabuurka uu maanta ku wareejiyay noqonaya kii todobaad ee uu ku wareejiyo Booliska Somaliland.

Halkan ka Daawo

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post