X
    Categories: Warar

“Waxaan Dhegeystay Mid Ka Mid Ah Taageerayaasha Muuse Biixi Oo Leh Bariga Dad Qaawan Ayaa Inaga Xigga, Cirrona Waa Aragteen” Faysal Cali Waraabe

Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay murrashixiinta KULMIYE iyo WADDANI oo uu sheegay in ay aaminsan yihiin fekredo khaladan oo ay qaar ka mid ah taageerayaashoodu rumaysan yihiin.

Eng. Faysal oo la hadlayay munaasibad loo qabtay boqolaal taageerayaal ah oo kusoo biiray xisbigiisa UCID, wuxuu ka hadlay waxyaabaha uu kaga duwan yahay murrashixiinta kale iyo sida uu doonayo inuu dalka u mideeyo.

Halkan Ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post