Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay murrashixiinta KULMIYE iyo WADDANI oo uu sheegay in ay aaminsan yihiin fekredo khaladan oo ay qaar ka mid ah taageerayaashoodu rumaysan yihiin.

Eng. Faysal oo la hadlayay munaasibad loo qabtay boqolaal taageerayaal ah oo kusoo biiray xisbigiisa UCID, wuxuu ka hadlay waxyaabaha uu kaga duwan yahay murrashixiinta kale iyo sida uu doonayo inuu dalka u mideeyo.

Halkan Ka Daawo.