X

Sababihii Axmed Siilaanyo Oo Siddeetan Cod Ku Haniyeeyay Hoggaaminta Dalka Siddeed Sannadood Kadib Ugu Guulaystay Siddeetan Kun Iyo Saayid Doorashada

Araweelo News Network

Sababihii Axmed Siilaanyo Oo Siddeetan Cod Ku Haniyeeyay Hoggaaminta Dalka Siddeed Sannadood Kadib Ugu Guulaystay Siddeetan Kun Iyo Saayid Doorashada

Faaqidaad By, Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye ayaa ku guulaystay doorasha Somaliland ee cosbixinteeda loo dareeray 26 jun 2010, taas oo natiijadeedii komishanka doorashooyinka qaranku ku dhawaaqeen khamiistii 1 july 2010. Doorashada natiijadeeda lagu dhawaaqay ee Madaxtooyada Somaliland, waxay ahayd mid si weyn loogu hanqaltaagayay, isla markaana soo martay marxalado kala duwan iyo duruufo siyaasadeed oo jaahwareeriyay sannadii u danbeeyay somaliland. Kadib markii ay dhamaatay mudadii dastuuruga ahayd ee Madaxweynaha, Basle muda kordhin tiraba saddex goor golaha guurtidu u sameeyay Madaxweyne Rayaale oo soo nqonqotay, taas   oo abuurtay khilaaf iyo muran siyaasadeed oo hadheeyay, ama cakiray xaalada dalka. laakiin ay xaaladu sii murugtay wixii ka danbeeyay laalista natiijada diwaan gelinta ee xubnihii komishankii hore ku dhawaaqeen July 2009, taas oo si weyn dabka ugu sii qabatay khilaafaadkii siyaasadeed ee xiligaa jiray oo gilgilay xaalada amaanka, isla markaana dhaawacay rajadii iyo yidiiladii shacbiga oo marka horeba sii liidatay . Balse ugu danbayntii waxa lagama maarmaan noqotay in la gaadho doorashada sida weyn loo sugayay ee Madaxtooyada.

Halkan ka akhri Faaqidada mawduucaa riix

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post