ย
#Araweelo_News_Neteork
Dimishiq (ANN)-KooxdaKa Maleeshiyada lala xidhiidhiyay inay u adeegayaan dalalka reer galbeedka oo gacansaar la leh Turliga ayaa ku dhawaaqay innay soo dhisayaan dawlad ku meel gaadh ah.
ย
Kooxda lagu magcaabo Jabadda Taxriiru Shaam (HTS), oo gacanta ku dhigay Axaddii Dimishiq, ayaa xaqiijiyay inay ย bilaabeen dhismo dowladeed, iyadoo loo xilsaaray dhismaha dawladda cusub Maxamed Al-Bashiir oo ah nin xidhiidh la leh HTS, kaas oo ay sheegeen kooxdu in loo xilsaaray inuu soo dhiso dowlad ku meel gaadh ah.