X

#Somaliland Wasiirka Maaliyadda Oo Gollaha Ka Sheegay Dhibaatooyin Dhaqaale Iyo Hoos U Dhac

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire, 27 December 2021, Araweelo News Network.

#Araweelo_News_Network.

 

 

Hargeysa(ANN)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka dayriyay dhaqaalaha dalka.isagoo timaamay meelaha hoos u dhaca dakhliga iyo sababaha loo aannaynayo.

 

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo sharaxaya Odoroska Miisaaniyadda sannadka 2024, ayaa Gollaha Wakiillada ka sheegay in qadarka Sannadkan 2024 ay dhantahay Miisaaniyaddu ” Laba tirilyan shan boqol iyo sodon milyan.

Wasiir Sacad wuxuu ka warbixiyay dhibaatooyin dhaqaale oo sababay innay hoos u dhacdo Odoroska Mala Awaalka Miisaaniyadda 2023, taas oo sida uu sheegay ay sabab u ahayd dhibaatooyinkii safmarkii Covid19 oo saamayn dhaqaale ku yeeshay dunida oo dhan.

Sidoo kale, wuxuu wasiirka Maaliyaddu sheegay in dagaalka Ukraine. Colaadda Suudaan iyo Ethiopia ay saamayn ku yeelatay Somaliland iyo gobolkaba.

“3,14bilyan oo u dhiganta $36milyan ayaa hoos u dhac ku yimi Miisaaniyadii 2023” ayuu yidhi, Wasiir Sacad Cali Shire, wuxuuna tilmaamay in hoos u dhac weyn ku yimi dakhliga Kastanada, lacagta xawaaladda oo ah lacag adag oo Somaliland uga iman jirtay dibadda.

Muuqaalkan ka Daawo Wasiirka Oo Gollaha Wakiillada ka jeedinaya warbixinta Miisaaniyadda ay xukuumaddu usoo gudbisay Gollaha Wakiilada.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post