Month: March 2015
Somaliland Waxa Laga Baran Karaa In Aqoonta Laga Maarmi Karo: By. Cabdiraxman Cadami
Dalkasta marka la tirinayo khayradkiisa dabiiciga ah waxa ka mid ah dadka ama cududa shaqaalaha (Human recources) sida beeraha, bada, xoolaha, shidaalka & gaasta iyo macdanaha kale ee qaaliga ah, xeel-dheerayaasha qaarkood shaqaalaha waxay ku tilmaamaan in ay la mid
Weedhihii u Danbeeyay Ee Kasoo Baxay Siyaad Bare Ee Ruumoobay Iyo Sheekadii Dhexmartay Xaashi Weheliye
1988 ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah oo ku dhaweyd Waaberi ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo ay ku duubantahay wada hadal Taleefoon ku dhex-marayey Maxamed Qanyare Afrax iyo nin maal-qabeen ahaa oo la odhan jiray
Waalli Waxaan Ogaaday In Aanan Waxba La Noolayn: W/Q. Hassan Horri
Waxaan ogaaday in aanan waxba la noolayn. Maalin oo dhan Hargeysa ayaa la rabaa in aan wax la qaybsado. Habeenkiina naf Maraykan ah ayaa igelaysa oo waxaan dhex fadhiyaa miisaska looga taliyo xisbiga dimuqraadiga. Maanta waxaa la xusayay sannad-guuradii shanaad
Qaban-qaabada Magaalada Ugu Facaweyn Taariikhda Soomaalida Ku Dhaqan Britain Oo Laga Wado Munaasibad Lagu Aqoonsanayo Qadiyada Somaliland Iyo Wefdi Xukuumadda Ka Tirsan Oo U Boqoolay
Hargeysa(ANN)Qaban-qaabada munaasibad la doonayo in Golaha Deegaanka ee Cardiff ee dalka Britain ku aqoonsadaan qadiyada iyo jiritaanka qaranimada Somaliland, ayaa maalmihii u danbeeyay abaabulkeedu ka socday cariga Ingiriiska. Munaasibadaa oo ay soo qaban qaabiyeen xubno golaha deegaanka Cardiff iyo jahliyada
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Gacansade La Socday Wefdi Uu Hoggaaminayay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye, ayaa faahfaahin ka bixiyay dilka toogashada ahaa ee shalay 22 March Askari ka tirsan Ciidanka Boolisku ku fuliyay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada xoolaha ee
Yemen: Shiicada Oo Qabsatay Magaalada Sadexaad Ee Istiraatiijiga Ah Digniin Qaramada Midoobay Kasoo saartay Iy Mudaharaadyo Khasaare Dhaliyay
Wararkii U Danbeeyay ee Yemen Oo Dagaal Sokeeye Kisii Siqay Taiz(ANN)Malayshiyada shiicada ee Xuutiyiinta, ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta magaalada Istiraatiijiga ah ee Tai zoo qiyaastii 390km kaga beegan dhinaca Koonfurta Sanca. Malayshiyada Xuutiyiinta, ayaa saacadihii lasoo
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Gacansade La Socday Wefdi Wasiiro Ah Oo Toogasho Lagu Dilay
Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud silaanyo ayaa ka hadlay Allah ha u naxariistee Ganacsade Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada xoolaha ee Somaliland. Marxuumka, ayaa geeriyooday kadib markii Askari boolis ah uu tacshiirad rasaas ah
Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Denbiile U Aqoonsatay Gen. Cali Samatar
Washigton(ANN)Maxkamadda Sare ee Dalka Maraykanka, ayaa u aqoonsatay General Maxamed Cali Samatar inuu gabood falo ka dhan ah Xuquuqda aadamaha ka gaystay Somaliland xiliyadii sideetanaadkii iyo sagaashanaadkii oo uu hormood u ahaa Taliskii Maxamed Siyaad Bare oo kumaan qof oo
Jaceylka Iyo Qabyaalada: W/Q. Ilyas Abdi Ali.
Uumiyaha Dunida Ku Nool Lab iyo Dhedig Ilaahay Waxaa uu dhex-dhigay Muxubo iyo jaceyl midba mid ka kale ku doorto una noqda labada qof ee dunida nolol raaxo iyo rafaad mid walba isla qaybsada .Nolasha Aadmiga Dunida Ku Nool waxaa
Xilalka Orodka Luugu Jiraa waa Sidii Loo Cuni Lahaa Xoolaha Ummadda. W/Q. Axmed Jaarle
Markuu dhintay Abo baker Al sidiiq naxariis korkiisa ha ahaatee ayaa asxaabtii u garatay Cumar Binu Al Khataab (N.K.H.A) inuu noqdo Amiir Al Muminiinka wuu diiday oo uu ka galgashay isaga oo leh waryaadheeheen ridda ama neefka xoolaha ee kuffa