Month: January 2016
Sheeko Gaaban: Qisadii Nin Reer Miyi ah ka Qabsatay Magaaalo iyo Gartii uu Qaaday Xaakim Qarqoosh
Nin reer Miyi ah ayaa safar ku yimi magaalo, kaasoo soo iibgeeyey adhi yar, waxaannu la kulmay sayladii oo xaami ah, qiimo fiicana way ku baxeen adhigiisii, hayeeshee dillaalkii ayaa ku yidhi qiimahan fiican ee aan ku hayno xoolahaagii haddii
Dozens of migrants drown in sea off Somaliland
Araweelo News Network Reporting by Hussein Ali Noor Hargeisa, Somaliland(ANN)Dozens of Ethiopian and Somali migrants died in the waters off the breakaway Somalia region of Somaliland when their vessel failed mechanically in the course of the voyage and drifted in
Adolf Hitler is Donald Trump’s grandfather” Robert Mugabe, the Zimbabwean President
Araweelo News Network HARARE, ZIMBABWE(ANN)Barely a week after American tycoon and Republican Presidential hopeful Donald Trump threatened to arrest and imprison Ugandan President Yoweri Museveni and his Zimbabwean counterpart Robert Mugabe, the Zimbabwean President has firmly responded. Speaking yesterday in
DAHABSHIIL & US GOVERNMENT PARTNER TO INSPIRE YOUTH DRIVEN ECONOMIC GROWTH IN AFRICA
Kampala(ANN)Dahabshiil is partnering with the US Embassy Kampala for a youth entrepreneurship hackathon that will be held in Kampala from 8th-10th January.DAA8The event, which is termed +256 Rising, is designed to unlock talent, creativity and innovation potential amongst Ugandan youths
Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Saaray Digreeto
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray Digreeto ku taariikhaysan maanta oo Jimce ah 8 January 2016. Qoraal kasoo baxay goor dhowayd Qasriga Madaxtooyadda oo lagu shaaciyay Digreetadaa, ayaa u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda
“Saudi Arabia had a shameful start to 2016” Human Rights Watch
Araweelo News Network Saudi Arabia: Mass Execution Largest Since 1980 Prominent Shia Cleric Among 47 Executed Beirut(ANN) – Saudi authorities carried out the largest mass execution in the country since 1980, putting 47 men to death on January 2, 2016.
Muqdisho Oo Noqotay Magaalada Ugaadhisga Dadka Iyo Madaxtooyadda Somalia Oo Madaafiic Lagu Garaacay
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Xarunta Magaalada Muqdisho ee Somalia, ayaa hoy u noqotay meel ay ka ugaadhsadaan kooxda Al-shabaab, kuwaas oo dilal shirqoolo iyo qaraxyo ka fuliya maalin walba, ayaa maanta madaafiic lagu garacaay dhismaha ay ku jiraan Madaxweyne Xasan Sheekh
Golaha Amaanka Oo Canbaareeyay Hubka Woqooyiga Kuuriya Tijaabisay Ee Hydargein Bom iyo Sharaxaado Laga Bixiyay
Araweelo News Network Pyongyang(ANN)Golaha Amaanka, ayaa si weyn u canbaareeyay tallaabada dowladda Kuuriyada waqooyi ku tijaabisay Bambaano Kiimiko ah, taas oo cabsi ku abuurtay dawladaha waaweyn ee sheegta kuwa ugu awooda baddan. Dalalka xubnaha ka ah Golaha Amaanka, gaar ahaan
Siyaasiga Dibad Wareega Ah Ee Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Kulan Qarsoodi Ah Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Dhexmaray
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Siyaasiga dibad wareega ah ee Kooxda la baxday Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay kulan si qarsoodi ah ugu dhexmaray Qasriga Villa Somalia Maxadweyne Xasan Sheekh maalmihii lasoo dhaafay. Prof. Cali Khaliif Galaydh, wuxuu sheegay in
UN probes alleged CAR child abuse by Peacekeepers
Araweelo News Network Bangui(ANN)New instances of sexual abuse of minors by UN peacekeepers in the Central African Republic were reported by the UN in the latest series of child rape cases to hit the mission in the country. The UN