Month: January 2016
Xukuumadda Somalia Oo Masaafurisay Dublamaasiyiinta Iran Ee Muqdisho Iyo Warbixin Lagu Sheegay Inay Malayshiyo Hubaysan Dhiysay
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Xukuumadda Somalia, ayaa saacado kooban u qabatay Dublamaasiyiinta Iran safaaradii ay ku lahayd Muqdisho. Kadib kulan golaha wasiiradu maanta ku yeesheen Muqdisho oo wasaaradda arrimaha guduhu kusoo bandhigtay warbixin Lagu sheegay inay Safaaradda Iran ka waday Somalia
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Taageero U Doonatay Maxaabiis Xabsiyada Ugu Jira Iyo Mashruuca Weji Ku Macaashka Oo Xabsiga Mandheera Galay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa taageero u doonatay maxaabiis Xabsiyada ugu xidhan oo lagaga dhawaajiyay inay amaan ku hirgisaan Xukuumadda. kadib markii uu saaka kormeer ku tegey xabsiga weyn ee Mandheera Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland. Muuqaal la xidhiidha
Somaliland: Musuq -Maasuqii Oo xadhkaha Goostay
By. Abdiqani Salaf kaptanka Iyadoo marwalba uu musuq maasuqu ku lahaa kaalin wayn inta baddan ee xafiisyada iyo hay’addaha qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa waxay noqotay wax iska caadiya oo aan cidina la yaabin musuqa baahsan ee aafeeyey dhaqaalihii qarankan curdinka
Badhasaabka Cusub Ee Oodweyne Oo Xilka Kula Wareegay Munaasibad Si weyn Loo Abaabulay
Oodweyne(ANN) Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Daad-Madheedh ee xaruntiisu tahay Oodweyne Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Munaasibad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen maamulka gobolka, Degmada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada, ayaa
Xukuumadda Somalia Oo Ku Kala Qaybsantay Xiisada Iran Iyo Sucuudiga
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Dawlada Federaalka Somalia ee taagta daran iyo Baarlamankeeda, ayaa ku kala qaybsamay xiisada u dhaxaysa dalalka Sucuuiga Iraan oo meel xaasaasi ah ay marayso arrintoodu. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Cabdisalaam Hadliye, ayaa sheegay in ay ka soo
Madaxweynaha Somalia Iyo Hoggaamiyaha Khaatumo Oo Kulan Shirqool Ka Dhan Ah Somaliland Ku Yeeshay Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan hoose kula yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Villa Somalia Cali Khaliif Galaydh oo sheegta Hoggaamiyaha maamulka dibad-wareega ah ee la baxay Khaatumo iyo sidoo kale masuuliyiin kale oo kasoo jeeda Bariga gobolka
Dawlada Turkiga Oo Maalgelinay Wershed Ciidamadda Somalia Looga Dhisayo Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Dawlada Turkiga, ayaa ugu deeqday Somalia Wershad soo saari doonta dharka, gaar ahaan dirayska iyo agabka Ciidamada Somalia. Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Cabduqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dhagax dhigay Wershaddaa oo sida uu sheegay ah mid casri
Guddoomiyaha Cusub Ee Oodwayne Oo Si Balaadhan Loo Soo Dhoweeyay Daawo
Araweelo News Network Oodwayne(ANN)Badhasaabka Cusub ee dhowaan Madaxweyne Siilaanyo u magcaabay Gobolka Daad-Madheedh ee xaruntiisu tahay Oodweyne Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay maanta deegaanka Oodweyne. Maamulka gobolka, Golaha Deegaanka, Odayaasha iyo waxgaradka
Xisbiga KULMIYE oo Buuggaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xisbul Xaakimka Xukuumadda ee KULMIYE, ayaa Nuqulo Buuggaag ah ugu deeqay laba goobood oo ka mid ah Maktabaddaha iyo goobaha wax lagu akhriyo ee ugu aaweyn Hargeysa. Nuqulada Buuggan oo ah daabacaddii u horaysay oo dhowaan soo
Turkiga Oo Soo Saaray Qorshayaal Cusub Oo Fiisaha Dalkiisu Qunsuliyada Hargeysa Lagaga Dalban Karo Iyo Su’aal Ka Taagan Inay Passapor-ka Somaliland Ku Bixinayaan
Araweelo News Network Qunsuliyadda Dawladda Turkey-ga u Joogta Somaliland oo hab cusub u dejisay nidaamka codsiga fiisaha (New Online Visa Application Process): Hargeysa(ANN)Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dawladda Jamhuuriyadda Turkiga, ayaa soo saartay hab cusub oo lagu dalban karo fiisaha lagu galo