Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

SOMALIA: COMMUNIQUE ON THE ELECTORAL MODEL FOR 2016

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)The National Leaders Forum (NLF) was reconvened in Mogaishu on the 24th of January 2016. The conference was hosted by the Federal Government of Somalia and was attended by President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Omar Abdirashid

Xabaal Wadareed Ka Mid Ah Xasuuqii Taliskii Siyaad Bare Oo Laga Helay Deegaanka Arabsiyo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo 1984. Halkan ka Daawo Muuqaalka Araweelo News

Somaliland: Wadaaddo Loo Qaybiyay Gaadiid Iyo Dukaamo Camiran

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Qaar ka mid ah Culimadda Iimaamyada ka ah Masjidyada magaalada Hargeysa, ayaa la guddoonsiiyay deeq aan nooceeda hore looga samayn Somaliland, waxaana dhawr iyo labaatan ka mid ah Iimaamyadda masjidyo ku yaal meelo kala duwan oo caasimadda

Somaliland: Qiimaha Dollarka Oo Kor U Ruqaansaday

Araweelo News Network “Suuqa waxa lasoo geliyay saaka lacag ku dhow $ 1, 000, 000 (ghal milyan), waxaana lagactan loo rarayaa……..” Hargeysa(ANN)Qiimaha Sarifka Dollarka, ayaa kor u ruqaansaday saaka markii Albaabada loo furay suuqa ganacsiga ee sarifka lacagaha qaalaad ee

Kulan Lagaga Hadlay Aqoonsiga Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabisay xarunta dhaqanka ee Hargeysa isla markaana lagu qabtay dhismaha xaruntaa xalay, ayaa lagu falanqaynayay siyaasadda arrimaha dibadda iyo aqoonsi raadinta Somaliland oo uu martina ku ahaa Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi

xaglo-toosiye Oo Weli Ka Hanjabaya Buuhoodle, Baaqna U Jeediyay Dadka Deegaanka

Araweelo News Network Buuhoodle(ANN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye oo weli ku gudo jira socdaalkiisii hawleed ee uu ku joogay Magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyey halka ay u marayaan hwlihii kala duwanaa ee uu halkaa u

Ciidamadda Kenya Oo Iskaga Baxay Deegaanka Ceel-cadde Kadib Markii Al-shabaab Ku Gummaaday

Araweelo News Network Geddo-(ANN)Ciidamadda Kenya, ayaa gebi ahaanba iskood uga baxay deegaanka Ceel-cade ee gobolka Geddo Koonfur galbeed Somalia. Kadib markii in ka baddan Boqol askarta Kenya todobaadkii hore lagu dilay xerro ay Ciidamadda Kenya ku lahaayern halkaa. Sarkaal u

Cabdi Xaaji Goob-doon Weriye Ruug-cadaa Ah Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Iyo Raysal-wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Allah haw naxariistee Marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon oo ahaa Weriye ruug cadaa ah, ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Muqdisho. Ehelada Cabdi Xaaji Goob-doon, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geeridiisa, waxaana ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane

Hoos u Saamayn Badeecadaha daruuriga Ah

Araweelo News Network Berhayanba waxa hoos u dhac aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay dad badan oo ka tirsan bulshada reer Somaliland. Waxaan dhawaan akhristay war lagu qoray mid

25 Aan KULMIYE Ku Xusuusan Doono

Cabdinaasir Axmed Ibraahim; Xisbi siyaasadeed aan ku jiraa ma jiro, mana kala jecli. 1. Kulmiye waxa aan ku xasuusan doonnaa, madax baabuurta rasaastu aanay karin ku xarragoota, shacabkooduna qiimo-barar ,harraad iyo macaluul miyi iyo magaalaba ugu dhammaadaan! 2. Kulmiye waxa