Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

Britain Oo 80 Sannadood Ka Hor Dhisme Ay Ka Binaysay Somaliland Dib Uga Yagleelay Goobtii Dhisme Casri Ah Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Daawo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Dawlada Britain, ayaa dhisme casri ah dib uga dhisay goob ay 86 sannadood ka hor ka dhistay Somaliland, xiligaa ay Somaliland xukumaysay Boqortooyadii Midawday ee UK (Garet Britain). Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhagax dhigay

Somaliland: Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhagay Dad Muhaajiriin U Dhashay Ethiopia Iyo Booliska Somaliland

Araweelo News Network Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Shil Baabuur oo ka dhacay dhinaca bari ee magaalada Hargeysa, ayaa sababay dhimashada 4 qof oo laba ka mid ah ay ka tirsanaayeen Booliska Somaliland, halka labada kale ay ahaayeen dadka kasoo jeeda dalka

Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen

Araweelo News Network Sean Parker oo 35 jir ah waxa uu sheer amma wadaag ku leeyahay shirkadda Facebook. Waxa kale oo uu ka mid yahay xubnaha aasaasay shirkadda Napster oo hantideedu dhan tahay $3 bilyan, kadib markii sannadkan la qiimeeyey.

Xukuumadda Somaliland, Ganacsatada Dalka Iyo Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Geba-geeyay Kulamo U Socday Iyo Arrimaha Laysla Qaatay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Kullamadii is-daba jooga ahaa ee u dhexeeyey Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda ayaa shalay galabtii 19.01.2016 markii saddexaad lagu soo gabo-gabeeyey Xarunta Madaxtooyada. Kulankaas oo ay isugu yimadeen Masuuliyiinta Shirkadaha Ganacsiga oo uu hor kacayo

Dadku Akhriska Degdegga ah Waxba Kama Faa’iidaan, Macluumaadka ay Akhriyeena ma Fahmaan

Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub, ayaa daboolka ka qaadday in akhriska degdegga ah aan waxba laga faa’iidin, isla markaana macluumaadka qofku akhriyey aannu waxba ka dheefin amma ka fahmin. Daraasaddan oo tobanaan sanno qaadatay waxa lagu ogaaday in dadka degdegga

Madaxweyne Noo Dalacsii Wasiir Xaglo-toosiye

W/Qoraa. Maxamed Faarax Qoti Waxaan halkan amaan iyo bogaadin aan la soo koobi Karin ugu dirayaa wasaiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Ahmed “ Xaglo-toosiye” oo dadaal iyo juhdi baddan galiyey, siduu dalka ugaga illaalin lahaa shayaadiinu Insiga beenta

Kenya oo markii ugu horreysay shaacisay tirada ciidan badan oo kaga dhintay weerar Al-shabaab ku qaadday millatarigooda

Araweelo News Network Nairobi (ANN)- Dawladda Kenya ayaa markii ugu horreysay shaacisay qiyaas ku saabsan tirada askarta kaga dhintay weerar dagaalyahannada Al-shabaab ku qaadeen saldhig ciidankoodu ku lahaayeen degaanka Ceel-cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya maalintii

Three things we learned from last week’s al-Shabaab attack in Somalia

Araweelo News Network Three things we learned from last week’s al-Shabaab attack in Somalia Mogadishu(ANN)On Jan. 15, al-Shabaab’s Saleh Nabhan brigade claimed responsibility for overrunning a forward operating base of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) at El Adde

Shaaracyada Magaalada Hargeysa Oo Dadweynuhu Ka Ururiyeen Dadka Kasoo Jeeda Oromada Kadibna Booliska U Gacan Geliyeen Iyo Xukuumadda Mar Kale Hanjabaad U Dirtay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa boqolaal ka mid ah dadka qomiyad Oromada ee ku sugan Somaliland ka ururisay maanta. kadib markii saaka Ciidamada Booliksu dadka ku bilaabeen raaf, iyadoo laga buuxiyay Saldhigyada. Dadweynaha Magalaada Hargeysa, ayaa ciidamada Booliska ka

Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Marwo Khadra Xaaji Gaydh oo Munaasibad Soo Dhowayn Ah Loo Qabtay

Hargeysa (ANN)Munaasibad xarunta madaxtooyada loogu sameeyey agaasimaha guud ee madaxtooyadda ee cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan iyo shaqaalaha madaxtooyadda. Munaasibadaas oo ka dhacday hoolka shirarka ee madaxtooyada. Munaasibadan oo ay shaqaalaha madaxtooyadu ku soo dhaweynaayeen