Month: January 2016
Haweenay Laba Carruur Ah Wadata Oo Magangelyo U Gashay Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Iyo Jawaabta Wasiirka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Haweenay magaceeda ku sheegtay Muna Maxamed Cismaan oo wadata Laba Carruur ah, ayaa magangelyo u gashay Dhismaha Wasaaradda Dib U dejinta Somaliland ee Magaalada Hargeysa. Haeenaydaa oo wadata laba Carruur ah da’dooda sanad iyo laba sannadood tahay,
Press release: Somaliland’s Key Ministerial Trained On Communications
Araweelo News Network Hargeisa(ANN)- Key Somaliland government Ministers met in Hargeisa on Monday to learn how to improve communications with the media to improve the flow of information to the public and the world about the country’s development and stability.
Xagala-Toosiye Oo Gaadhay Buuhoodle Kana Hadlay Ujeedada Safarkiisa Iyo Fariimo Hanjabaad Ah Oo Ku Waajahan Galaydh
Araweelo News Network “waxaan halkan u imid in aanay suurogelin ololaha xaaraanta iyo beenta ah ee Cali khaliif ka waday Buuhoodle” Buuhoodle(ANN)Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo maanta socdaal shaqo ku tegay Magaalada Buuhoodle oo ay
Qiimaha Sarifka Dollarka Oo Si Weyn Hoos Ugu Dhacay Suuqyada Hargeysa Iyo Doodaha Ka Dhashay
Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)Qiimaha Sarifka Dollarka, ayaa si weyn hoos ugu dhacay maalmihii u danbeeyay.kadib markii Todobaadkii hore Madaxweyne Siilaanyo ku dhawaaqay in qiimaha sarifka dollarka ay Xukuumad ahaan hoos u dhigayaan.
Somalia: COMMUNIQUE KISMAYO LEADERS CONFERENCE ON THE NATIONAL CONSULTATIVE FORUM
Somalia-Mogadishu (ANN)The Leaders Conference of the National Consultative Forum (NCF) was held in Kismayo on 10- 16 January 2016. The conference convened President Hassan Sheikh Mohamud, the Speaker of Parliament Mohamed Sheikh Osman Jawari, Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke, President
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)
“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye,
Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen
Araweelo News Network Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen Sida wargeyska ka faallooda ganacsiga iyo tujaarta caalamka ee Forbes uu sheegay waxa adduunka ku nool 1,826 bilyaneer oo hantidooda marka la isu geeyo ay
Raysal-wasaare Ku Xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Dhiiri Gelinayay Waxbarshadda
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Daljirka Dahsoon, taas oo taageero loogu muujinayey horumarinta Barnaamijka Aada Dudgsiyada (Go to School). Ugu haroyntii
Xukuumadda Somaliland Fulisay Qisaas Bulshadu U Dheg-taagaysay
Araweelo News Network Haweenay God Ku Riday Saaxiibadeed Iyo Wiil Ay Dhashay Oo Lagu Fuliyay Dil Qisaas Ah Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa saaka arooryadii hore fulisay dil qisaas ah. kadib markii cutubyo ka tirsan Ciidanka Amaanka saaka goob Fagaare ah oo
Nuxurka Qoraal Kasoo Baxay Kulan Saddex-Geesood Ah Oo Ka Dhacay Qasriga Madaxtooyadda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay kulan Saddex-Geesood ah oo maanta ka dhacay qasriga Madaxtooyadda, kaas oo ay yeesheen Masuuliyiinta shirkaddaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda Somaliland. Qoraal kasoo baxay kulankaa kadib, waxa lagaga