Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

Madaxweyne Siilaanyo Oo Digreeto Ku kala Saaray Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Somaliland

Araweelo News Networ Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray Digreeto uu ku kala saaray labada doorasho ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay maanta gelinkii danbe qasriga Madaxtooya, waxaa lagu yidhi sidan:- ” Madaxweynaha Jamhuuriyadda

“ Nin Qori leh ayaa Qarankan laga xoreeyey, waaba se Nin qalin haysta oo budhcad noqday.”Wasiir Maxamuud Xaashi

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ka go;an tahay inay ka qabato Wariyeyaasha baahiyey warka ka dhanka ah Amaanka Qaranka iyo sumacda Somaliland. Wasiir Maxamuud Xaashi waxa uu shaaciyey

Maxa ka Jira in Madaxweynaha Falastiin uu ahaa Basaas ka Tirsan Hay’addii Sirdoonka Ruushka ee KGB?

Araweelo News Network Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas, waxa uu ahaa basaas ka tirsan hay’adii mukhabaraadka ee Ruushka ee loo yaqaanay KGB, kaasoo hawsha uga waday magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya 1980aadkii sida laga ogaaday siro iyo dhukumantiyo uu waqti hore

Wiil 12 Jir ah oo Waxbarasho Jaamacadeed ka Bilaabay Waqooyiga Ameerika

Araweelo News Network Wiil 12 jir ah oo u dhashay dalka Indonisiya (Indonesia), ayaa waxbarasho ka bilaabay Jaamacad ku taal dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga Ameerika toddobaadkan, kadib markii maskaxdiisa laga yaabay. Inanka yar oo magaciisa la yidhaah Cendikiawan (Diki)

Xisbiga WADDANI Oo Soo Saaray Warbixin Uu Ku Qaadaa-dhigay Arrimaha Doorashooyinka Somaliland Iyo Duruufaha Ku Xeerran

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay arrimaha Doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka ee hore loogu qorsheeyay, isla markaana la filayay inay qabsoomaan 18 March 2017. Qoraal kasoo baxay Xisbiga WADDANI, waxa ciwaan looga dhigay,

Face-Book Been Abuur Ah Oo Sababay Xadhiga 6 Kaaliye Oo Ka Tirsan Maxkamaddaha Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadashay sababta keentay in la xabsiga loo taxaabo qaar ka mid ah Hawl-wadeeno ka tirsan Maxkamadaha racfaanka, Gobolka iyo Degmada Hargeisa. Waxaanay Maxkamadu sheegtay in

Weftigii Xukuumadda U Qaabilsanaa Heshiiskii DP World Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka iyo Nuxurka Ay Warbaahinta Siiyeen

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Subaxnimadii hore ee saaka ayey ahayd markii ay weftigii xukuumadda u qaabilsanaa heshiiska Dekeda Berbera iyo DP World ee 05/08/2016 lagu kala saxeexday Dubai, ay ka soo degeen gegida diyaaraha ee Egal International Airport Hargeysa, halkaas oo

Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda Somaliland Oo Laga Mamnuucay Saxeexa Qandaraasyada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddiga Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka mamnuucay Wasaaradaha iyo hay’adaha madaxbannaan ee xukuumadda inay saxeexaan qandaraasyo aan lala ogayn. Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Md. Shariif Abokor Dhuux-yare oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa shalay, ayaa

Caga-cagaf aan Cid Wadin oo loogu Talogalay Qodista Beeraha

Araweelo News Network Maadaama korodh badan ku yimi tirada bani’aadamka adduunka ku nool, waxa loo baahan yahay in beeralaydu soo saraan cunto badan oo ku filan noolaha caalamka, iyadoo laga dayrinayo saamaynta ka dhalan karta dhalan-gedidska cimilada ee ku soo

Madaxda Shirkadda Fly Dubai Iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Dubai

Araweelo News Network Dubai (ANN)Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada Jamhuuriyadda Somaliland iyo madaxda sare ee shirkadda diyaradaha ee Fly Dubai, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta shalay. Warsaxarafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Duulista Somaliland Mr. Ismaaciil