Month: November 2016
Sucuudiga: Masuuliyiin Dalbaday in la Sameeyo Mudaharaad Lagaga soo Horjeedo Dadka ka Ganacsada Hilibka Xoolaha
Araweelo News Network Masuuliyiinta qaar ka mid ah gobollada dalka Sucuudiga, ayaa ugu baaqay dadweynaha inay sameeyaan mudaharaad lagaga soo horjeedo meheradaha lagu iibiyo hilibka xoolaha oo aan iibkooda ku salayn hoos u dhac 40% oo ku yimmi qiimaha la
10 Jir Cagaagnaan ku Dul Lugayn Kara Quraarado Jajaban iyo Dhimbiillo Dab ah
Araweelo News Network Wiil 10 jir ah oo u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa la yimmi arrin ka yaabisay daawadayaashii qiimaynayey, kadib markii uu cagaagnaan ku dul socday quraarado iyo dhambiilo dab ah. Wiilkan yar oo doonaya inuu ka mid noqdo
Al-shabaab Oo Sheegatay Qarax Lagu Dilay Sarkaal U Shaqaynayay Safaarada Imaaraadka Carabta Ee Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Qaraxa maanta duhurkii ka dhacay degmada Shibis ee dhacda waqooyi Bari magaalada Muqdisho, ayaa sababay khasaare dhimasho, kaas oo lala beegsaday gaadhi uu saarnaa Sarkaal sare oo katirsanaa Melleteriga dowladda Federaalka islamarkaana u shaqeynayay safaaradda dowladda Imaaraadka
Yemeni forces have captured a military base in Saudi Arabia’s border
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Yemeni forces have captured a military base in Saudi Arabia’s border region of Najran in their latest counterattack against the kingdom’s military campaign in the impoverished southern neighbor. They stormed the newly-constructed Shatib base some 844 km
Putting Hillary in White House will make mockery of US system: Analyst
Araweelo News Network Washington(ANN)-The US establishment’s attempts to put Hillary Clinton in the White House based solely on her popular vote may seem to be the right thing to do, but it would make a mockery of an already disreputable
Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Ceergaabo Kadibna Salaad Roob-doon Ah Kala Qaybgalay Bulshada
Araweelo News Network Ceerigaabo(ANN) Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee ku guda Jiray Safarkoodii Tabantaabo oo Maalintii lixaad madaxa la galay maanta oo Khamiis ah, xalayna u hoyday degmada Ceel Afweyn, ayaa subaxnimadii hore ee saaka u amba baxay dhinaca ceerigaabo, waxanay
Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Kumanaan Qof Salaadii Roob-doonta Kula Tukaday Garoonka Kubadda Cagta Hargeisa Stadium
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada Hargeysa salaad roob doon ah oo Alle gacmaha looggu hoos hoorsanaayo in uu raxmaadkiisa u shubo dadka
Academics and lawyers urge Clinton to call for election vote recount
Araweelo News Network Washington(ANN)- A growing number of prominent academics and election lawyers are urging Hillary Clinton to challenge the results of the Nov. 8 presidential election, saying US authorities should recount the votes in key battleground states. The group
Egypt’s president says Cairo backs Syrian forces
Araweelo News Network Cairo(ANN)- Egypt’s President Abdel-Fattah el-Sisi says his administration supports Syrian government forces fighting to cleanse Syria of foreign-sponsored terrorists. Sisi said in a recent interview with the Portuguese broadcaster RTP that the Syrian military was capable of
Britain: Sharci Lagu Oggaanayo Dadka Booqda Websiteyada Oo Muran Dhaliyay Iyo Shirkadaha Dhinaca internetka Oo Si Weyn U Diiday
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Qorshe sharci lagu diiwaan galinayo websiteyada ay dadka reer UK booqdeen, ayaa abuuray muran iyo doodo, kadib markii ay ka soo horjeesteen shirkadaha teknoolajiyada oo doonaya inay bixiyaan hab ay ku qariyaan meelaha ay dadka booqdeen.