Month: November 2016
Afrika: Tobanka Madaxweyne Ee Ugu Muddada Dheer Xukunka Qormada 2aad
Araweelo News Network 4. Madaxweynaya Cameroon Mr. Paul Biya: Ka hor inta aannu noqon Madaxweyne 1982kii, waxa uu Paul Biya ka ahaa Ra’iisal-wasaare xukuumaddii Ahmadou Ahidjo, balse kadib markii isbeddel siyaasadeed ka dhacay waddanka Cameroon ayuu noqday Madaxweyne, maadaama dalkaas
52 Sanno Noloshiisa Wuxuu Qaatay God
Araweelo News Network In ka badan 7 kun qof oo ka soo jeeda degaanka koonfurta dalka Masar, ayaa ka qaybgalay jinaasadda iyo aaska nin waayeel ah oo god ku dhex noolaa isagoo qaawan muddo ka badan 50 sannadood. Ninkan oo
Italy coast guard coordinates rescue of 1,400 refugees off Libya
Araweelo News Network Roma(ANN)-Italy’s coast guard says it has coordinated the rescue of about 1,400 refugees trying to cross the Mediterranean. The coast guard said it had coordinated rescue operations off the Libyan coast earlier on Tuesday as hundreds were
Russia rejects US criticism over Kaliningrad missile deployment
Araweelo News Network The Russian Defense Ministry has rejected US criticism over its plans to deploy ballistic missiles along the country’s border regions with Lithuania and Poland. On Tuesday, US State Department spokesperson Rear Admiral John Kirby said that the
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Socdaalka Loo Bixiyay Tabantaabo Ee Ku Waajahnaa Deegaanada Abaartu Ku Habsatay Ee Bariga Somaliland Iyo Wararkii U Danbeeyay
Araweelo News Network Laascaanood (ANN)Weftigii balaadhnaa ee maalmahan ku marayey gobolada bariga Somaliland ayaa maalintii afraad galay maanta oo Salaasa ah taariikhduna tahay 22/11/2016, weftiga oo xalay u hoyday gobolka saraar magaalo madaxdiisa Caynaba ayaa markii waagu beryey waxay halkii
Haweenay Ka Mid Ah Baarlamaanka Uk Oo Ka Hadashay Xaaladda Abaarta Somaliland
Araweelo News Network London(ANN) Haweenayda Xildhibaanka ah ee Rushnara Ali oo kamid ah Baarlamanka UK, ayaa ka hadashay xaaladda Abaarta Somaliland, waxayna shir jiraa’id oo uu goob joog ka ahaa Safiirka Somaliland ee UK Amb Cali Adan Cawaale ku qabatay
Ururadda Aan Dawliga Ahayn Ee Bulshada Rayidka Somaliland Oo Ugu Baaqay Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo Qarammada Midoobay inay si degdeg ah uga qaybqaataan gurmadka lagu taakulaynayo dadka abaaruhu saamaynta ku yeesheen ee degaannada dalka. Sidaana waxa lagu sheegay
Afrika: Tobanka Madaxweyne Ee Ugu Muddada Dheer Xukunka
Araweelo News Network Qormadeen waxa aynu ku eegi doonnaa Madaxweynayaasha qaaradda Afrika ugu xukunka dheeraa, kuwaasoo badankoodu ku yimmi afgambi millateri amma dhaqdhaqaaq kacdooon. Qaar badan oo ka mid ah aad baa loo jecelyahay geesinimadooda, waxqabadkooda iyo waxyaabaha ay u
Xaaladda Abaarta: Qofkii ugu Horreeyey Oo Harraad Ugu Geeriyooday Deegaanada Bariga Somaliland Xilli Safar Ay Ku Marayaan Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefdigiisu
Araweelo News Network Burco (ANN) Qofkii ugu horreeyey ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday harraad iyo biyo la’aan ka dhashay abaarta qallafsan ee ka taagan degaannada bariga dalka Jamhuuriyadda Somaliland maalintii Axadda ee todobaadkan. Badhasaabka Gobolka Togdheer Md. Maxamed Ibraahim
Taariko Baabuur oo Lagu iibiyey Lacag Dhan $8.4 Milyan
Araweelo News Network Lambarkii ugu horreeyey ee la siiyo gaadhi lagu wato magaalada Abu Dhabi ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), ayaa nin ganacsade ah ku iibsaday lacag 31 milyan oo dirham, una dhiganta $8.4 milyan doollar, kadib markii lagu