Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2016

Total 226 Posts

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka Hadlay Furitaanka Shirwaynihii 8aad ee Dallada SONYO.

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay Shirwaynihii 8aad ee Dallada SONYO oo maanta ka furmay Hotelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Madaxwayne-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo hadal ka jeediyay furitaanka shirwaynaha sideedaad

Qaar Ka Mid Ah Hoggaanka Garabka Haweenka Ee KULMIYE Oo Xilalkii Ay Xisbiga Ka Hayeen Iska Casilay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Qaar kamid ah Haweenka Xisbiga KULMIYE xilalka ka hayay, ayaa iska casilay Masuuliyadii xilalkii ay ka hayeen iyo xubinimadii Xisbiga. Haweenka oo ka mid ahaa garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, gaar ahaan gobolka Maroodijeex, isla markaana qaarkood

Somaliland: Wasaaradda Duulista iyo Maamulka Madaarka Oo Abaal Mariyey Shaqaalihii Ay Hawlkarka U Arkeen Sandkan Galbaday

Araweelo News Network Hargaysa(ANN) Shirkii Sanadlaha ahaa ee ay ku kulmijreen Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo Hawlwadeenada Madaarka Cigaal International Airport, ayaa saaka ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi, Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirka Wasaarada

Somalia to Delay Election for 4th Time, Official Says

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)- Somalia has decided to delay its presidential election for a fourth time amid allegations of fraud and intimidation, an electoral official said Monday. The vote had been set for Wednesday, but the official said it likely

‘Cid Walba Sharcigaa ka Sarreeya, Cid Kasta oo Faafisa wax Kicinaya Bulshada Tallaabo Sharci ah ayaan ka Qaadaynaa’Taliska Booliska Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa ANN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa ka digay faafinta hadallada iyo wararka kicinta ah ee ku saabsan baadhista kiiska eedaysanayaal loo qabtay weerar lagu qaaday Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga mucaaradka

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Warbixin Ay Ku Faahfaahisay Odoroska Miisaaniyadda 2017 Oo Ka Badan Tii Sanadkii Hore

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa soo bandhigtay waxyaabaha ku cusub odoroska miisaaniyadda qaranka ee sannadka 2017 iyo hab cashuuro aan toos ahayn loogu soo rogayo badeecadaha iyo cuntooyinka la iibiyo, si

“Aniguna Ma illaawin Dadkii igu soo Dhaweeyey Dhulkaas Abaaruhu Ka jiraan” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo dhowaan ku biiray Xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay xaalada Abaarta gobolada Bariga Somaliland, wuxuuna xusay in aanu ilaawayn dadka ku nool deegaamadaa sidii ay usoo dhoweeyeen. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Sirdoonka Maraykanka oo Daba-gal ku Hayey Feedhyahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalay

Araweelo News Network Marka dib loogu noqdo sannadkii 1966kii waxa soo baxday in hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI-du si dhaw ula socotay feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalay oo geeriyooday sannadkan. Waxa ay baadhitaan ku hayeen xidhiidhka uu la

Shirkadaha Tiknoolajiga oo Diiday Qorshe ah in Lagu Basaaso, Laguna Diiwaangeliyo Muslimiinta Maraykanka

Araweelo News Netwook Shirkadaha tiknoolajiyadda caalamka hoggaaminaya ee Google, Apple iyo Uber, ayaa diiday dalab uu soo jeediyey maamulka madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Mr. Donald Trump oo ay ku doonayaan in diiwaangelin lagu sameeyo, laguna basaaso dadka muslimiinta ah

US backs terrorists ‘to disrupt a country’: Jill Stein

Araweelo News Network Washington(ANN)-Former Green Party presidential candidate Jill Stein has accused Washington of backing terrorist groups when it serves its interests. “In case you didn’t know, the United States funds and arms terrorist groups like Al-Qaeda and ISIS when