Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2017

Total 215 Posts

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Safar Isaga Iyo Masuuliyiin Kale Ugu Baxeen Dalka Kuwait

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka isaga iyo wefti ka tirsan Xukuumaddu ay ugu ambabaxeen waddanka Kuwait. Wasiir Maxamuud Xaashi waxa uu sheegay ka hor intii aanay maanta ka dhoofin dalka in

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magcaabay Masuuliyiin Cusub Kuwo Kalena Isku Shaandhayn Ku Sameeyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa magcaabay masuuliyiin cusub, isla markaana isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Xoghaya-yaasha Xisbiga. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaadeed ku taariikhaysan 28,Jan20 17,

Qodobo Muhiim Ah Oo Kasoo Baxay Guddida Sixir-Barbarka Iyo Shirkadda Telesom

Areweelo News Network Hargeysa(ANN)-Kulan Muhiima oo Caawa ku dhex Maray Guddida Sicir Bararka Madaxweynuhu u magacaabay iyo Shirkada Telesom ayaa ahaa mid salka ku haya wareegtadii madaxweynuhu ka soo saaray shirkadaha dalka gaar ahaan E-dahab iyo Zaad, guddida sicir bararku

Conflicting reports after ‘scores killed’ in Somalia attack

Araweelo News Network Nairobi(ANN)-The Islamist extremist group al-Shabab and the Kenyan military had conflicting reports Friday about an incident that was said to have killed scores of people. It came after militants attacked a Kenyan army base in the town

Kaftanka Na Dhex Maray Murashax Muj. Muuse Biixi Cabdi Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Hadal Hayn Bulshadda Dhexdeeda Caan Ka Noqotay

Somalidu waxay ku maahmaahda Been Fakatay Runi ma gaadho, waxaan uga socdaa Hadal hayn bulshadda Somaliland dhexdeeda waayahan dambe ka caan noqotay oo sidaan filaayo kolay arrimo Siyaasadeed ku lug leh ama aan ka madhneyn, waxa la sheegay in Murashaxa

Yemeni forces seize five military bases of Saudi mercenaries

Araweelo News Network Taiz(ANN)-Yemeni army forces, backed by Ansarullah fighters, have gained control over five military bases belonging to Saudi mercenaries in Tai’zz Province. Several Saudi-backed militants were reportedly killed on Thursday during the clashes with Yemeni armed forces in

Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Oo Baaq Kasoo Saaray Arrimaha Doorashooyinka Madaxtooyadda, Baarlamaanka Iyo Deegaanka

Araweelo News Network Nairobi (ANN)- Dalalka qaadhaan-bixiyayaasha ka taageera Jamhuuriyadda Somaliland qabashada doorashooyinkeeda, ayaa ku baaqay in dib looga fiirsado muddo-kordhinta cusub ee dib loogu dhigay doorashooyinka Somaliland oo u muddaysnayd 28 March 2017, balse dib loogu riixay ilaa bisha

Baanka Dhexe ee Somaliland oo Shaaciyey Qaabkii Telesom loo Siiyey Ruqsadda Shaqo ee Adeega ZAAD-ka Iyo Dooda Shirkadda Ee Amarka Xukuumadda

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaciyey qaabkii shirkadda Telesom loo siiyey ruqsadda shaqo ee adeegooda ZAAD-ka, kaasoo ujeedadiisu ahayd in lacagaha la isugu xawilo oo qudha, balse aanay ku jirin in wax lagu kala

Qormo Kooban: Ilayn Geel-didisna kama Daro

Hoggaaminta iyo Maareyntu waxa ay ku saleysnaayeen dhaqanka hiddahheenii hodanka ahaa ee miyiga iyo reer guuraanimada, gadh-wadeenka reerku waxa uu ahaa hoggaamiyaha qoyska, halka ay afadiisuna ka ahayd maareeyaha qoyska. Inkastoo hawlaha uu qaban jiray gadh-wadeenka reerku ay ahaayeen, hillaadinta,

Statement by international partners on the postponement of Somaliland elections

Araweelo News Network Nairobi(ANN)-International partners to Somaliland express their strongest sympathies with the Somaliland people affected by the drought experienced at the moment across Somaliland. Donors have made and will continue to make significant contributions to address the humanitarian consequences