Month: January 2017
Nolol La Xasuusto Saciid Maxamed Gees – Qeybtii 8aad
“Waagii beryaba waxa timaad Waalli dihanayd eh, Dab markii la demiyoba, meel kaluu dogob ka qiiqaa eh” Timacadde Markii waxbarashadii ii dhammaatay sanadkii 1964, ayaan la kulmay arday Reer Baraawe ah, Iikaar Baana Xaddaad oo isna waxbarashadii dhammaystay oo dalkii
Al-shabaab Oo Khaarajiyay Saddex Nin Oo Lagu Eedeeyay Inay Ahaayeen Basaasiin Qaarkood U Shaqeeya CIA-da Maraykanka
Araweelo News Network Bakool(ANN)- Al-shabaab, ayaa sheegtay inay khaarajiyeen Saddex Nin oo ay ku edeeyeen inay ahaayeen basaasiin u shaqaynayay Maraykanka iyo Dalal kale kaddib markii sida ay sheegeen Maxkamadda islaamiga wilaayada Bay iyo Bakool xukun dil ah ku fulisay
Soomaalidii U Horaysay Ee Lagu Soo Masaafuriyay Balanqaadkii Donland Trump Oo Laga Dejiyay Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Donland Trump, ayaa ka dhabeeyay go’aankiisii ahaa inuu masaafurinayo kumanaan qoxooti sharci la’aan ku jooga dalka Maraykanka, waxaana dafcadii u horaysay oo Soomaali ah oo lagasoo tarxiilay ay soo gaadheen magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha magaalada
Qoyskaaga Oo Burbura Horumar kaama Hor-istaagayo: James H. Clark
Araweelo News Network James H. Clark, waxa laga eryey dugsigii uu dhiganayey, laakiin waxa uu aakhirkii ku guulaystay inuu shahaadada ugu sarraysa ee diktooraydka (PhD) ku diyaariyo cilmiga kombuyuutarka, aakhirkiina ka mid noqdo dadka wax ku soo biiriyey internetka iyo
Dalal Afrika ku Yaal oo Khaatiyaan ka Jooga Xiisaha Shiinuhu u Qabo iibka Dameeraha iyo Daba-qalooca
Araweelo News Network Dawladda Suudan, ayaa sheegtay inay markii u horaysay dalka Shiinaha ka heshay dalab ah inay u dhoofiyaan dameeraha, lugaha digaaga iyo cayayaanka daba-qalooca oo la qalajiyey, kuwaasoo ah waxyaabo si xoogan looga isticmaalo gudaha Shiinaha. Sida lagu
Muqdisho: Al-shabaab Oo Sheegatay Weerar Qaraxyo Wata Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Khasaare dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay qarax iyo weerar wada socda oo koox ka tirsan Al-shabaab maanta ku qaadeen Huteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho oo mid ka mid ah Hoteellada kaabiga ku haya wadada Makka
Doorashada Madaxweynaha Ee Soomaaliya Oo La Mudeeyay Iyo Guddi Loo Magcaabay Hawshaa
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Baarlamaanka Dawladda Federaalka ah, ayaa sheegay xiliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib markii maanta la shaaciyay guddi qaabilsan qaban qaabada doorashooyinka Madaxtinimada oo ay ku loolamayaan dhawr murrashax. Kooxda Guddida qaban qaabada doorashada Madaxweynaha waxaa guddoomiye
Qodobo Kasoo Baxay Heshiis Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddida Doorashooyinka Qaranku Ka Gaadheen Arrimaha Doorashooyinka Oo La Mudeeyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddida Doorashooyinka Qaranku wada gaadheen maanta oo ah Arbaca, isla markaana Taariikhdu tahay, 25/01/2017, ayaa laga soo saaray qodobo la xidhiidha arrimaha Doorashooyinka oo laysla qaatay mudada dib loo dhigayo iyo
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Baaq U Diray Ganacsatada Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah eeSomaliland, Dr. Cumar Shucayb, ayaa baaq la xidhiidha arrimaha ganacsiga u diray ganacsatada dalka. Halkan ka Daawo. Post Views: 534
Digreetadda Madaxweynaha Somaliland Kasoo Saaray Awaamiirta Ku Waajahan Qiimaha Dollarka Iyo Isticmaalka Lacagta Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/WM/222-4504/012017, ka saxeexay Qorshaha Deg-dega ah ee Joojinta Sicir-bararka dalka. Madaxweynuhu: Ku: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Hargeysa Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hargeysa Ku: