Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: October 2017

Total 168 Posts

Murrashax Cirro oo Berbera Kula Dabbaal-degay Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Oo Muujiyey Cuddudooda Kana Hadlay Weerarkii Gurigiisa

Araweelo News Network   Berbera(ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro) iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Kumanaan taageerayaal xamaasadaysan ah ayaa musharraxa kaga horyimid

Murrashaxa KULMIYE Oo Soo Bandhigay Xogogaalnimada Dhaqan Dhaqaale Ee Uu Dheeryahay Murrashaxiinta Dhiggiisa ah

Araweelo News Network “Aniga cusbitaalkaygu waa ka Somaliland, iyagu (Cirro iyo Faysal) hadday duray qaadaan waxay tagaan Finland”Muuse Biixi Hargeysa(ANN )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay xogogaalnimada iyo waayo-aragnimada dhaqan dhaqaale ee

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan Oo Ka Socday Hay’adda Nabadda ee Dalka Yemen

Araweelo News Network   Hargaysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sarre oo ka socday hay’adda nabadda iyo isdhex-galka bulshada ee dalka yemen, waftigani ayaa madaxweynaha Somaliland, uga yimid sidii wanaagsanayd ee ay

Taliyihii Booliska Somalia Iyo Agaasimihii Nabad-Sugida Oo Xilalka Laga Xayuubiyay

Araweelo News Network   Muqdisho(ANN) –Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Xilalkii ay hayeen ka qaaday Taliyihii Booliska Soomaaliya Iyo Aagaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka. sidaana waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed kasoo baxay galabta Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somalia. Qoraalkaa ayaa lagu yidhi

Madaxa Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Oo Sheegay In Aanay Hayn Awood Lagaga Hortago Qaraxyada Al-shabaab

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe ayaa ku dhaliilay beesha caalamka, gaar ahaan waddamada US, UK iyo Qaramada Midoobay inay ka gaabiyeen sidii Hay’addaha amniga Soomaaliya looga caawin lahaa khibrad iyo qalab farsamo si ay

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo Sharraxay Kartida iyo Awoodda Hoggaamineed ee Murrashax Muuse Biixi

Araweelo News Network Boorama(ANN )- Wasiirkii hore ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale u qaabilsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii ugu horraysay si farshaxannimo leh u sharraxay kartida iyo awoodda hoggaamineed ee murrashaxa Madaxweynaha xisbiga

Wasiiro Iyo Saraakiil Ku Nafwaayay Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Laba Qarax oo waaweyn, ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Labadaa Qarax oo Khasaare geystay lala beegsaday laba goobood oo kala duwan.   Dagaallo Culus, ayaa weli ka socda Hoteelka Naasa Hablood ee Magaalada muqdisho, kadib markii

Somaliland: Taageerayaasha KULMIYE Oo Isu Soo Baxyo Taariikhi Ah Ku Muujiyay Cuddudooda Gobollada Iyo Degmooyinka Dalka

Araweelo News Network   Boorama(ANN)- Taageerayaasha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta isu-soo-baxyo taariikhi ah ka dhigay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka maalintii saddexaad ee kaltanka ololaha xisbiga ee doorashada madaxtooyadda. Kumanaan taageerayaasha xisbiga KULMYE ah oo ku

“KULMIYE Iyo Boorama Way Is Garanayaan, Muusena Wuxuu Ahaa Raggii Colaadihii Gobolkan Yaalay Dhameeyey, Cabdiraxmaan Cirro Maalintee Ayuu Awdal Ku Leeyahay? Maxamuud Xaashi.

Araweelo News Network Boorama(ANN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland , Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi uu dalka Somaliland ku leeyahay taariikh dahabi ah oo aan laga been sheegi karin. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena

Uganda Oo Ciiddamo Dheeraad Ah Usoo Diray Soomaaliya

Araweelo News Network Kampala(ANN)-Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay sidii uu Soomaaliya ugu soo diri lahaa ciidamo gaadhaya  5,000 oo Askari, si ay uga mid noqdaan Ciidamadii hore uga joogan Soomaaliya, Isla markaana u xoojiyaan