Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2018

Total 123 Posts

Ra’iisal Wasaare Khayre Oo kulan Soo Dhowayn Ah U Sameeyay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Kasoo Laabtay Jidka Tahriibta Liibiya

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan soo dhawayn iyo dhiirigalin ah gurigiisa ugu sameeyay dad tahriibayaal ah oo go’aan saday in ay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo, Kuwaas oo ay

Somaliland: Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Kulan La Qaatay Safiir Ku Xigeenka Jarmalka U Fadhiya Kenya Iyo Qodobbada Ay Ka Wada Hadlee

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed, ayaa xarunta wasaaradda kulan kula yeeshay wefdi uu hoggaaminayo safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya dalka Kenya Mr. Marius Rauh iyo saraakiil kale oo ku

Libya rescues 441 refugees off western coast

Araweelo News News Tripoli(ANN)-Libya’s coastguard rescued 441 refugees in two separate operations as their boats drifted off the western coast, the navy and a doctor said on Tuesday. Thirty-five women and 16 children were among 324 illegal refugees rescued in

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiska Ku Qaabiley Maamulaha Guud Ee DP World

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey maamulaha guud ee dekedaha ay xukunto DP World, Mr. Sultan Ahmad Sultan Bin Sulayem oo maanta

Egypt blacklists Abol Fotouh, links him to Muslim Brotherhood

Araweelo News Network Cairo(ANN)- An Egyptian court has put Abdel Moneim Abol Fotouh, a senior anti-government activist, on “terrorism” list over what they say was his secret links to the leadership of the outlawed Muslim Brotherhood party. State news agency

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xuska 36-guurada kasoo Wareegtay Maalinta Dhallinyarada Somaliland Ka Sheegay Qorshayaal Uu Diyaariyay

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka Bisha Febarweri (February) ee sanadkii 1982-kii oo maanta ku beegan“. Munaasibaddan oo lagu

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Safiirka Masar U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu saaka xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar u qaabilsan  dalalka Somaliland iyo Soomaaliya oo uu fadhigiisu yahay magaalada Nayroobi ee caasimadda Kenya, Amb. Waliid Ismaaciil oo uu

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Balanqaaday In Xukuumaddiisa Ay Ka Go’an Tahay Tayeynta Iyo Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Nidaamka Garsoorka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan muhiima la qaatay  hoggaanka maxkamadda sare iyo xubno kamid ah bahda garsoorka Somaliland. Kulankan madaxweynuhu la qaatay  maxkamadda sare iyo bahda garsoorka ayaa ah kii u horeeyey

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Shakhsiyad Saaxadda Siyaasadda ku Cusub Maxaa laga Fili karaa?

Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax “Guri-barwaaqo” wuxu ka mid yahay shakhsiyaad gagada siyaasadda Somaliland goor-dhaweyd uu ku soo daray Madaxweyne Biixi, kuwaas oo jagooyin sarsare uu u igmaday, dadkuna wax badan aanay ka aqoon. Sidaa darteed, ayaan u

27 killed in UAE-led attack on Al-Qaeda in Yemen

Araweelo News Network Hadramout(ANN)- UAE-backed forces and the Yemen National Army launched an offensive dubbed “Al-Faisal” operation against Al-Qaeda in the Arabian Peninsula (AQAP) in Hadramout yesterday, Ahram Online reported. The Hadrami Elite Forces were also supported by Saudi-led coalition