Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2018

Total 101 Posts

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Celiyay In Somaliland Doonayso Nabad Oo Aanay Rabin In Ay Colaad Beerto

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay munaasibadda 26-ka June ee sanadkii 1960-kii oo ku beegan markii ay Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska oo ay

Qoraal Ambassador Michael Keating Oo Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay Kaga Jawaabay Dacwad Madaxweynaha Somaliland Ka Gudbiyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Qoraal Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Ambassador Michael Keating kaga jawaab celiyey dacwad uu  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka gudbiyay Xoghayaha guud oo la xidhiidhay dagaalka Tukaraq iyo sababta wadahadaladii u dhexeeyey Somaliland Iyo

At least One dead, 154 injured in blast at rally supporting new Ethiopian PM

Araweelo News Network Addis Ababa, Ethiopia(ANN)-One person has been killed and 154 others wounded in a grenade explosion at a rally attended by thousands in Ethiopia’s capital Addis Ababa, the country’s health minister says. “One person has passed away at

Despite summit, Trump calls North Korea ‘extraordinary threat’ to US

Araweelo News Network Washington(ANN)-President Donald Trump has declared North Korea an “unusual and extraordinary threat” to US national security as he acted to maintain harsh economic sanctions against Pyongyang, despite a historic summit with North Korean leader Kim Jong-un earlier

EThiopia: Qarax Gilgilay Fagaare Uu Ra’iisal Wasaare Abiy Kala Hadlayay Malaayiin Qof Caasimada Dalkaa

Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Qarax weyn, ayaa gilgilay goob fagaare ah oo Ra’isal wasaaraha Dalka Ethiopia Dr. Abiy Ahmed  kala hadlayay malaayiin qof oo isugu soo baxay fagaarahaa oo ku yaal Caasimada Dalka  ee Addis Ababa. Qarax ayaa dhacay xili dadku

Sixitaanka Manhajka Cusub Ee Waxbarashadda Somaliland

Arraar Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham Qaybtii 1aad. Qof kasta oo xilkas ah, waddani ah, Isla markaa fahansan qiimaha iyo ahmiyadda ummadeed ama qarannimo ee dejinta Manhaj laga dhalinayo muwaadin akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaan ba hodan ah oo dadkiisa, dalkiisa

Yemenis protest against Saudi-led attack on Hudaydah

Araweelo News Network Hudaydah(ANN)-Thousands of Yemenis have taken to the streets of the port city of Hudaydah to protest against the Saudi-led aggression and to condemn the United Nations’ silence. Residents of Tihamah region, which encompasses Hudaydah, staged a rally

Syrian government forces besiege US base in al-Tanf

Araweelo News Network Demescus (ANN)-Syrian government forces have reportedly encircled a US military base at the al-Tanf border crossing with Jordan, after recapturing large parts of the Badyia region from Daesh. As part of an anti-terror operation that was launched

Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Oo Ugu Baaqay Jaalliyadaha Somaliland inay Ka Qabtaan Xuska 26 June Dhammaan Wadamada ay joogaan

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdi Cabdullaahi Xirsi (Dayaxweerar) oo saaka Khamiis 21-kii June xilli uu safar shaqo ugu baxayay Jaalliyadaha Australia iyo Malaysia,

Siyaasiyiin iyo Madax-dhaqameed ka Difaacay Shirkadda Dahabshiil Eedo Deelqaaf Ah Uu u Jeediyey Xildhibaan Baarlamaanka Puntland Ka Tirsan

Araweelo News Network Garoowe(ANN)-Siyaasiga ruug caddaaga ah ee Cabdiraxmaan Qawdhan, oo muddooyinkii Puntland jirtey baarka sare ee siyaasadda kaga jirey, ayaa hadal ka soo yeeshay Guddoomiyaha Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Puntland, Xildhibaan Saadiq Garaad Abshir, ku tilmaamay deelqaaf aan loo