Month: June 2018
Xukuumadda Somaliland Oo Shirar Gaar-gaar Ah La Yeelatay Waxgaradka iyo Dhalinyarada Gobolka Sool
Araweelo News Network “Maanta gobolkeena waxa ka jira duruufo amni iyo kuwo siyaasadeed waxaanu doonaynaa in aynu nabadda ka wada shaqayno” La Taliyaha Arrimaha Bulshadda ee Madaxweynaha Somaliland Laascaanood (ANN)- Masuuliyiinta waftiga xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan Laascaanood ayaa
Resilient East African economies to enjoy sustained economic growth
Araweelo News Network PRESS RELEASE Growth in GDP and rising export revenues provide sound foundations East Africa’s tech hubs spur the next generation of disruptors LONDON, United Kingdom(ANN)– Ongoing improvement in East Africa’s economic prospects is forecast by Ecobank’s research
Saudis committing war crimes in Yemen: Ansarullah
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Saudi troops are committing war crimes such as “raping women” and destroying international aid supplies, says the leader of Yemen’s Houthi Ansarullah movement. “We will face all of the incursions on the ground. Our determination will never
Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Oo La Kulmay la kulmay Ra’iisul Was
Araweelo News Network Oslo(ANN)– Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ee Oslo, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi, Erna Solberg. Labada Ra’iisal Wasaare ayaa kawada hadlay adkeynta xidhidhka
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw Oo Xoriyadiisa Loo Celiyay Kana Hadlay Dareenkiisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw oo ka mid ah madaxdhaqameedka ugu caansan geyiga Soomaalida oo muddooyinkan ku xidhnaa Xabsiga, ayaa maanta loo celiyay xoriyadiisa. Kadib markii uu muddo laba Bilood Iyo dheeraad ah ku xidhnaa Xabsiga Dhexe
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan oo Loo Sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madadaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta qaxoontiga adduunka oo ku beegan 20-ka bisha lixaad(June) oo maanta lagu qabtay caasimadda Hargeysa. Munaasibadda lagu xusayey maalinta Qaxoontiga Adduunka, ayaa
Saudi-led coalition has so far failed to capture Hudaydah airport despite propaganda
Araweelo News Network Hudaydah(ANN)-The international airport of Yemen’s western city of Hudaydah still firmly resists occupation by a Saudi-led military coalition despite scores of airstrikes pouring on the compound, a lifeline to millions of Yemenis, thanks to the impoverished
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Oo Ka Hadlay Midnimo Dhexmarta Soomaaliya Iyo Wasiir Dawladda Federaalka Ah Oo Beeniyay
Araweelo News Network Addis-Ababa(ANN)Ra’isal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Axmed oo kasoo laabtay booqasho uu ku tegey Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Soomaaliya, ayaa ka dhawaajyay in Madaxda dawladda Federaalka ee Soomaaliya ay ka wada hadleen sidii loo midayn lahaa labada
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Khayre Oo Gaadhay Dalka Norway Iyo Ujeedada Safarkiisa
Araweelo News Network Oslo(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo dhaweeyeen safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha
EAC Executive decries high number of East Africans seeking health services in India
Araweelo News Network Posted in Press Release East African Community Secretariat, Arusha, Tanzania,(ANN)- The Executive Secretary of the East African Health Research Commission (EAHRC), Professor Gibson Kibiki, has decried the high number of East Africans going to India to seek