Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2018

Total 69 Posts

Somaliland: International Community Still Failing to Recognise De-Facto State

Araweelo News Network   Despite having reclaimed its independence from Somalia in over 25 years ago, Somaliland remains unrecognised by virtually every member of the international community – despite the fact that it has a functioning government, held a series

Madaxweyme Muuse Biixi Oo Sheegay In Ay Layaab Ku Noqotay In Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Ka Qaybgalaan Shirka Soomaaliya

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shirka ay xukuumadda Somalialnd qaadacday ee lagu soo gebagebeeyay Magaalada Brussales ee cariga Dalka Beljamka oo ay ka qaybgaleen guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Siyaasiga Cali

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Maxkamadaha kala duwan Ee Dalka Iyo Xeer Ilaalinta Guud

Araweelo News Network     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarumaha maxkamadaha kala duwan ee dalka iyo xeer ilaalinta guud, waxaana uu u kuurgalay hannaanka ay shaqada garsoor ee ay bulshada u hayaan

Xukuumadda Somaliland Oo Ugu Baaqday Koox Wadday Qiimaynta Wasiiradda Inay Faraha Kala Baxaan

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa uga digtay koox ku hawlan waxay ugu yeedheen qiimaynta wasiiradda in ay joojiyaan. Sidaana waxa lagu sheegay  War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, kaas oo loogu baaqay in ay faraha

Yoonis Cali Nuur Suxufi Ruug-caddaa Ahaa Oo Geeriyooday, Madaxtooyadda Somaliland Iyo Xisbiga Mucaaradka Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network London(ANN)-Allah ha u naxariistee waxa Dalka Britain ee cariga Ingiriiska ku geeriyooday Marxuum Yoonis Cali Nuur oo ahaa Suxufi Ruug-caddaa ahaa oo si weyn magaciisa loo yaqaanay geyiga Soomaalida. Marxuum Yoonis Cali Nuur, wuxuu muddo dheer ka

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika (COMESA)

Araweelo a News Network Muqdisho(ANN) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta magaalada Lusaka ee dalka Zambia kaga qayb galay kulan madaxeedka 20-aad ee wadamada ku bohoobay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa saxeexay

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Xildhibaanno iyo Masuuliyiin Ka tirsan Dawladda Uganda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ballaadhan oo ka socda dalka Uganda, kuwaas oo ka kooban xildhibaanno Baarlamaan iyo xubno dawladda ka tirsan. Kulanka uu madaxweynuhu la yeeshay xubnaha

Brussels: Somalia Partnership Forum Joint Communiqué

Araweelo News Network JOINT STATEMENTS Somalia Partnership Forum Joint Communiqué   Preamble   1. Representatives from 58 countries and 6 international organisations gathered in Brussels on the 16th and 17th of July 2018 to participate in the 2nd Somalia Partnership

ONLF Oo Ka Hadashay Dagaalka U Dhexeeya Qowmiyadaha Dalka Ethiopia Ee Soomaalida Iyo Oromada

Araweelo News Network Dubai(ANN)- Ururka ONLF ayaa markii ugu horeysay bayaan ka soo saaray dagaalka u dhaxeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia, kaa oo sababay khasaare ballaadhan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Cabduqaadir Xassan Hirmooge Cadaani oo

Shirka Brusells Ee Arrimaha Soomaaliya Khilaafka Hoggaamiyaasha Soomaalida Oo Madasha Laga Dareemay

Araweelo News Network Brusells(ANN)-Shirka ka furmay magaalada Brusells ee dalka Biljamka oo galay maalintii labaad, ayaa dhaliyay doodo iyo muran kadib markii hoggaamiyayaasha Soomaalida ee ka qaybgalay shirka muujiyeen Khilaafka dhexdoododa.   Saraakiisha Qaramada Midoobe iyo Midowga Yurub oo furitaanka