Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2020

Total 115 Posts

Booqashadda Wasiirada Ethiopia Ee Hargeysa Maxay La Xidhiidhaa?

Hargeysa(ANN) Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Ethiopia., Axmed Shide iyo Wasiir Dawlaha Arrimaha Dibedda Ethiopia Gedu Andargechew, Foreign oo ay weheliyaan saraakiil kale oo aan la ogayn kuwa ay yihiin, balse ka tirsan Xukuumadda Federaalka, ayaa ka soo degey maanta garoonka

US Secretary Mike Pompeo meets with Ethiopian Religious Leaders

Addis Ababa(ANN)US Secretary of State Mike Pompeo has met with representatives and leaders of different religious institutions today in the capitalAddis Ababa, according Ethopian News. Mike Pompeo and leaders The two sides discussed the importance of religious freedom in the

King Salman and Eritrean President Afeworki discussed the importance and role of the Council of Arab and African States Red Sea and Gulf of Aden

Riyadh(ANN)-King Salman and Eritrean President Afeworki discussed the importance and role of the Council of Arab and African States Red Sea and Gulf of Aden. Saudi Arabia’s King Salman and Eritrean President Isaias Afeworki held talks on Monday in the

#Africa – Global Modernisation of Land Administration: Making Your Land Information System (LIS) a Success

PRESS RELEASE Global Modernisation of Land Administration: Making Your Land Information System (LIS) a Success In 2015 the World Bank selected IGN FI to roll out an efficient, reliable and transparent Land Information System nationally PARIS, France, February (ANN)– Between

President Bihi Rules Out Reunion With Somalia

Hargeisa(ANN)-His Excellency the President of the Republic of Somaliland, Musa Bihi Abdi, ruled out a reunion with Somalia but promises other forms of bi-lateral cooperation once Somalia meets certain prerequisites. The President, addressing a joint session of Somaliland’s bicameral Parliament

Xildhibaano Dhaliilay Khudbada Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Labada Gole

Hargeysa(ANN)-Xildhibaano ka qaybgalay Fadhigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ka jeediyay khudbad sannadeedii Dastuuriga ahayd ee 2020, fadhiga labada gole ee guurtida iyo Wakiiladda, ayaa qaarkood dhaliileen qodobo uu Madaxweynuhu kaga hadlay Khudbadaa. Mudanayaasha qaarkood oo ka daareen celiyay

Somalia Starts Name-calling Somaliland Politics, Sovereignty

Mogadishu(ANN)-Mohamed Abdi Hayir ‘Maareeye’, a Somaliland-born Minister working for the Somalia Federal Government angrily responded Monday to Somaliland’s decisive rejection of a planned visit to Somaliland by Villa Somalia’s Farmajo. Minister Hayir, in an interview he granted to a Mogadishu-based

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Labada Gole Baarlamaan

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeedii Dastuuriga ahayd ee 2020, ka jeediyay fadhiga labada gole ee guurtida iyo Wakiiladda, taasoo uu kaga hadlay arrimo badan. Madaxweyne Biixi Khudbadiisa oo dhamaystiran oo aanu halkan idiinku soo gudbinay, wuxuu

Somalia: Wasiir Xayir Maareeye Oo Ka Hadlay Socdaalka Farmaajo Ee Hargeysa Madaxda Iyo Shacbiga Somaliland-na Usoo Jeediyay Tallooyin

“waa inay magcaabaan Somaliland wasiirka Soomaaliya u qaabilsan” Maareeye Xayir. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ka hadashay, wararka maalmihii u danbeeyay warbaahinta Somaliland iyo Soomaaliya qaadaa dhigaysay ee sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Ra’iisal

Booliiska Somaliland Oo Jawaab Ficil Ah Ka Bixiyay Foolxumada Tacadi Askari U Geystay Haweenay

Hargeysa(ANN)-Booliiska Somaliland ayaa tallaabo ka qaaday Askari shaaraca ku garaacay qof dumar ah, kaas oo muuqaalo laga qaaday lagu shaaciyay maanta shebekaddaha iyo baraha Bulshada. Sidoo kale Ciidanka Booliska, ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan Nin ku eedeysan