Month: June 2020
US confirms daily record of nearly 40,000 new coronavirus cases
Washington(ANN)-The United States has confirmed a daily record of nearly 40,000 new coronavirus cases, according to figures from Johns Hopkins University (JHU). Johns Hopkins public database reported America’s largest single-day increase in new COVID-19 cases on Thursday. The previous one-day
Yemeni forces to strike strategic targets deeper inside Saudi Arabia: Top Houthi official
Sana’a(ANN)-Yemen’s popular Houthi Ansarullah movement has praised the latest retaliatory missile and drone strikes on strategic sites deep inside Saudi Arabia, saying Yemen’s army forces and allies are planning to hit more targets in reprisal for the kingdom’s war on
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Muranka Iyo Doodaha Ka Taagan War-murtoyeedka Shirka Djibouti
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bixii Cabdi, ayaa ka hadlay mid ka mid ah qodobada dooda iyo xiisada abuuray ee ku jiray war-murtiyeedka ay shirkaa kasoo saartay Xukuumadda Djibouti. Madaxweyne Biixi oo xalay hadal ka jeediyay Xuska Munaasibada sannad-guuradii 60aad ee kasoo
Xuska 60-guuradii Kasoo Wareegtay Markii Ay Jamhuuriyadda Somaliland Xorriyaddeeda Ka Hanatay Boqortooyada Britain
Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Borotooyadii Midawday ee Britain United Kingdom, 26-kii June sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay caawa qasriga Madaxtooyadda. Xuska Munaasibadda loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 60-guuradii 26-kii, ayaa
26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’
By. Axmed Xasan Carwot Waa xuskii 60 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo
Xuska Munaasibada Sanad-guuradii Lixdanaad Ee Xoriyada Somaliland
Hargeysa(ANN)-Xuska Munaasibada sannad-guuradii 60aad ee kasoo wareegtay maalinta xoriyadda Somaliland 26 Jun 1960-kii, ayaa ka socota qasriga Madaxtooyadda Somaliland, Munaasibada maalinta taariikhiga ah oo xuskeeda si weyn loo abaabulay, ayaa si toos ah u socota xilligan, isla markaana waxaad muuqaalka
Khilaafka Hay’adda Shaqaalaha Oo Ay Kashifeen Laba Wareegto Oo Mar Kasoo Wada Baxay Guddoomiyaha Iyo Agaasimaha
Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa soo saartay wareegtooyin is khilaafsan oo kasoo wada baxay xafiiska hay’adda, isla markaana kuwada taariikhaysan maanta oo ahayd 25 Jun 2020. Labada Wareegto oo lagu socodsiiyay Warbaahinta Somaliland, waxa soo kala saaray Guddoomiyaha Hay’adda
Horizon Institute Waxa ay ku Baaqaysaa Baadhis Madax-Bannaan oo ku Saabsan Kiiska Kufsiga Xarrunta Agoomaha Hargeysa
Horizon Institute Waxa ay ku Baaqaysaa Baadhis Madax-Bannaan oo ku Saabsan Kiiska Kufsiga Xarrunta Agoomaha Hargeysa. Marka Aan La Isla Xisaabtamayn Ubadkaa Ku Silca Hargeysa, Somaliland 25 June 2020 Sida uu u soo shaac-baxay kufsiga la aaminsan yahay in loo
London: The Metropolitan police said 22 officers were injured in violent clashes
London(ANN)-An attempt by the Metropolitan police to break up an illegal street party flares up into violent clashes with 22 officers being injured, two of whom required hospital treatment. Video clips of the incident shared on social media show police
When There Is No Accountability Children Suffer
Horizon Institute Calls for an Independent Investigation into the Hargeisa Orphanage Rape Case Hargeisa, Somaliland 25 June 2020 Publicity about the alleged rape of a young girl at Hargeisa Orphanage, who subsequently became pregnant, has recently attracted considerable publicity. Horizon