Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Prof. Gees Oo Iftiimiyay Sida Dalalka Jaarka iyo Carabtu U Takooreen Somaliland Iyo Taariikhda Mandaqada

“Waxa Daraawiishtu adeegsan jirtay rag la tababaray oo ilko fiiqfiiqan, looguna talogalay inay ilkaha ku googooyaan eedaysanaha xujoobay” Prof Gees iyo qormadiisa Dharaaro Xusuustood Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah

Qoyska Caydiid Lafcambe oo ummada uga mahadceliyey Tacsidii geerida marxuum Maxamuud Caydiid

Toronto- Maxamed Cismaan Adan ayaa sheegay inay muujinayso ehelnimada iyo wax-isu-ahaanshaha tacsidii guud ahaan ummadu ka bixisay geeridii marxuum Maxamuud Caydiid Raage, si weyn uga mahadcelinayaan dhamaan qoyska Caydiid Lafcambe. Dhambaal mahadnaq la xidhiidha tacsidii bulshada reer Somaliland iyo guud

Somaliland: Sannadihii Ugu Adkaa 1914, Xaaraama-cune Ilaa 2016 KULMIYE

By. Hoodo Yusuf Sannad waliba hoodiyo, Hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu hadimo leeyahay, Waa laga helaayoo, hadhow lagu xasuustaa. Sanadkan 2016 waxa lagu xasuusan doona, loona bixin doona sanadkii Kulmiye ee Tahriibta & Halaaga Badda. Waa sanadkii dhalinyaro Somalilanders oo kor

Sahra-yartii Miyiga : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Gaaruf oo ahaa ninkii ugu reer magaalsanaa deegaan Miyi ah oo aan yaraantaydii ku barbaaray, waxa uu ahaa Kaari Baabuurta Hargeysa iyo deegaanka u kala raaca. maqribkii markaan xoolaha soo xarayno aniga iyo dhallinyaro wiilal gabdho iskugu jira waxaanu iskugu

“500′ Oo Dhalinyaro Ah Oo Madaxtooyada Ku Mudaharaada Waxay Ka Jecelyihiin 500 Oo Bada Ku Dhinta”. Cali Xaraaro

Waxa laba sanno ka hor xaflad Loogu qabtay huteelka guuleed ee Ku yaala magaaladda Hargeysa laba Kun iyo dheeraad qorba joog ah oo U dhashay Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana qabtay oo Weliba faan ka deyey masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo xisbiga

Saaxiibkay Iyo walaalkay Ayuu Ahaa

Anigoo ku hadlaya magacayga Eng. Mohamed Ali Muse, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa xaaskii, caruurtii, walaaladii,ehelkii,qaraabadii,gacalkii,xigaalkii,asxaabtii,Bahweynta Xisbiga Kulmiye & shacabka Somaliland ee uu ka baxay maalintii Sabtida 23 April 2016, Allah ha u naxariistee walaalkeen, Marxuum Maxamuud Caydiid Raageh

Dalladda SONYO Oo Ku Baaqday Shirweyne Qaran Oo Lagaga Tashado Aafada Tahriibka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Dalladda ay ku bahoobeen ururrada dhallinyarada Jamhuuriyadda Somaliland ee SONYO, ayaa ku baaqay in si heer qaran ah looga wada shaqeeyo sidii wax looga qaban lahaa aafooyinka haysta da’yarta dalka oo tahriibku ugu weyn yahay. War-murtiyeed uu

Kulankii aniga iyo Siilaanyo: Madaxweyne adigaa igu yidhi!

Kulankii aniga iyo Siilaanyo: Madaxweyne adigaa igu yidhi! Qalinka: Barkhad M. Kaariye Waxay ahayd goor fiidnimo ah, inta qof ee isweydaarnaysay waxay marag u ahaayeen in goobta uu ka socday olole xooggan oo qasdigiisa laga midaysnaa. Haddii cabbaar la sugayay,

Masiibo Qaran: Oohin Iyo Murugo

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo, godkana ha u nuuro dhamaantood isaaga wayn oo waaxidee. Maanta waa uu yar yahay magaalada hargeysa guri aan laga ooyayni, baroorta ayaa is qabtay.oo ilmada iyo murugada ayaa seked sekad

Ka sakow Taageerada Abaaraha, Maxaa laga Filan Karaa Weftiga Reer Masar ee Waddanka Yimi?

Maxamed A. Maxamuud ‘Barawaani’ Abaaraha ka jira dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay noqdeen kuwa saameyn weyn ku yeeshay dad iyo duunyo, oo ay saxaafadda guddaha iyo ta caalamku si weyn uga waramaayeen dhibaatooyinka ay dhaxalsiisey duunyadii iyo dadkii reer Somaliland,