Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Somaliland: Warqad Furan Oo Ku Socota Guddida Ictiraaf Raadinta
W/Q. Saxafi, Siciid Khadar aw Cabdillaahi Araar: Qaranimada Somaliland waa geed ka baxay dhiigii iyo dheecaankii Naftood hurayaashii aan libiqsiga aqoon ee SNM. Kuwaasoo, u hub-qaatay hirgelinta rabitaanka shacabkooda la dariska ahaa dilka, Kufsiga, dhaca iyo quudhsiga. Dagaal adag oo
Somaliland Imisa Ayey Ku Jabtay Go’aamo Aan Laga Fiisan Oo Qiiro Ku Dhisan
Todobaadkii hore Hotel-ka Maansoor waxaa laga furay shir muhiim ah oo ujeedadiisu ahayd in lagu dajiyo siyaasada cusub ee wasaraada waxabrashada JSL sanadaha soo socda. waxa isugu yimi aqoon-yahano tiro badan iyo xeel dheerayaasha bahda waxbarashada si loo tuujiyo maskaxda
Gabal Dhacay: Cumar-Saalax Cabdi Xasan
Gabal Dhacay: Cumar-Saalax Cabdi Xasan W/Q: Cabdi Yuusuf Aar, Hargeysa, Somaliland Geeridu waa xaq waana wax dhammaanteen inna sugaya. Hase ahaatee way kala naxdin badan tahay oo hore ayay Soomaalidu ugu maahmaahday “Geeridu nin aanad garanayn iyo geeljire ayay ku
Abaaruhu Maxay Ka Bedeli Karaan Nollosheena?
Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada? Qalinkii Mustafe Adam Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha xeebta gobolada Salal, Awdal iyo
JAMAAL: “WAXAAN AHAY LIBAAX DABIN U GALAY, DAD AY COLOBEENE”
By. Drs Hoodo Yusuf Aqoonyahan Jamaal Cali Xussein wuxa lagu tilmaami karaa LIBAAX dabin u galay dad ay coloobeene.Waxa warmo sumaysan ku ganaaya Faysal Cali Waraabe oo ah guddomiyahii UCID. Waxa la yidhi “nin soori kaa qaaday, waa nin seefi
Qaylo-Dhaan: Maanso Xeel-dheer oo ka Hadlaysa Abaaraha
Qaylo-Dhaan: Maanso Xeel-dheer oo ka Hadlaysa Abaaraha Abwaan Xasan Dhuxul (Laabsaalax). Dorraad ruuxii Dhulka doog iyo Duunyo fooftiyo ku ogaa dallag Dadku beertaan Wakhti doorshaa taa ka daba yimi. Kolkii dabar go’a Geedka damalkaa Dhuxul doonaha Loogu daw galay ee
Jeelkii Weynaa!!!
W/Q. Abokor Cumar Cisman Waxay ahayd magac bixin igu cusub oo aanan hore u maqal , Waxaan saxibkay ku celiyey maxaad tidhi saxib ? Wuxuu igu jawaabay isagoo dhawaqii kor uga sii qaaday intii hore, Waxaan ku idhi saaxib “JEELKII
Kalsoonida Iyo Kalsoonidarada: By, Abokor Omar Osman
Kalsoonidu waa shay muhiim u ah nolosha qofka binu aadamka ah sidoo kale waa walax dahab ah aan la arrag, la taaban oo lana iibsan Karin , Waa bugcad dheeman ah oo nolosha lagu dhiso, Sidoo kale waa salaan ka
Dhagarta la Dugsanayo
“Nabaddeena waxaa ka masuul ah Guurtida seexatay iyo Salaadiinta ku milantay Siyaasadda amma Culimada ku mashquulay Abu Bidaarka”by, Maxamad Cabdi Daa’uud Dhagar-qabaha oo la dilo ayey ku jirtaa nolashiinu. Waa macnaha ay gudbinayso Aayadda 179aad ee Suuradda Al Baqara. Dhinaca
“Maxaad ka taqaan darajada dabaqadaha Muwaadinniinta reer Somaliland” Cabdinaasir Axmed Ibraahim
“Maxaad ka taqaan darajada dabaqadaha Muwaadinniinta reer Somaliland” Cabdinaasir Axmed Ibraahim Darbiyadii waaweynaa ee boqortoonyada dulmigu waxa ay bilaabeen in ay dildilaacaan. Waxa soo dhowaatay goortii ay isku-fadhiisan lahaayeen, ifafaaleheeduna uu muuqdaa, dadyowgii reer Somaliland waxa ay u kala baxeen;