Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Waa Hubaal in Qarankani ku Lugo’ay Hoggaan Xumo By admiral abdirahman Ali

Wuxuu ahaa Nin ay Bulshada Somaliland jeclayd inay arkaan isagoo Madaxweyne ah, sababtoo ah waxay rumaysanaayeen inuu abuuri Karo qaran gob ah, kasoo ay filayeen in taariikhdiisu ku qoranto liiska kuwa ku guulaysta inay dadkooda ku xoreeyaan saboolnimada, cudurada iyo

Hanbalyo Jeneral Fadal iyo Ciidanka Amniga

Hanbalyo Jeneral Fadal iyo Ciidanka Amniga Waxa aan si kal iyo laab ah u hanbalyaynayaa Jeneral Fadal iyo Ciidanka Amniga Somaliland. Aniga oo ku hanbalyaynaya hawshii amni ee ay ka qabteen Gobolka Saaxiil ka dib dilkii loo geystay Taliyihii Ciidanka

Hal Igaly Sidii Ugaxda Goray Ha Igu Goollaado!

Hal Igaly Sidii Ugaxda Goray Ha Igu Goollaado! Waxa Jimcihii lasoo dhaafay lagu Aasay Magaalada Berbera Eebbe naxariista Janno ha siiyee G/lle A/razaaq Yusuf Maxamuud, ka dib markii ay dablay abaabulani ay Arbacadii hore ku dileen degaanka degmada Sheikh ee

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada!

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada! Diyaar-garow waxbarasho aan qorshaysnayn ayaannu si kedis ah ugu kulanay mid ka mid ah dadka aan aqoonta iyo diinta ba ku ixtiraamo ee dalka. Annagoo wada hadlayna, ayuu alleenka gacanta ee aan sitay soo dhacay,

“Madaxweyne Siilaanyo, Wuxuu Hogaaminayaa Xukuumad Tuur ku Qaad Ah”

By. Admiral Abdirahman Farah Ali “Dadku Sheeko Macaan marabaane waxqabad bay rabaan” Xukuumada Madaxweyne Silaanyo, waxa ku badan hadalada koolkoolinta ah ee runta ka for oo ay ku heesaan ama qoran dad lexe jeclaysanaya nolol maalmeedyar, ku waas oo inta

Ambassador Aadan Muuse Jibriil: Diblomaasigii Ugu Haboonaa In Loo Magacaabo Ethiopia

By. Cabdiraxmaan Cadami Gooni isu-taagii ka dib Somaliland waxay la timi aragti gobolka ku cusub oo ah in dalalka jaarka ee bariga Afrika nabad ku wada noolaadaan oo laga ilbaxo dagaaladii samayska ahaa ee laga soo dhoofin jirin dibadaha iyada

Waddo-xumada Waxa Ka Daran Wade-xumayaasha, By. Yasmin Omar Hadrawi

Marka hore waxaan tacsiyadaynayaa eheladii iyo qaraabadii dadkii ku naf waayey shilkii xooganaa ee naxdinta lahaa dhawaana ka dhacay gabeedka jidka u dhexeeya Hargeysa ilaa Togwajaale, Intii naftoodii ku wayday Naxariis ta EEBE ayaan u baryayaa qabriga Allahaw NUURO oo

Marxuum Maxamed Cabdiraxman Gadhyare – Qalbigii aan Xuduudda Laheyn.

Bishii December ee ina dhaaftey ayaan inta an gurigeyga ka baxay duhur tegey guri ku yaala madaarka agtiisa aniga oo doonayey inaan la fadhiisto oon la soo sheekeysto nin an saaxiib nahay oo Ibrahim Haashim la yidhaa iyo marxuumka. Markaan

Hab-Dhaqanka Iyo Dabeecada Hoggaamiyaha Wanaagsan

By. Maxamed Faarax Qoti Hab-dhaqanka awoodeed iyo dabeecada wanaagsani waxay qayb ka tahay hogaamiyaha wanaagsan. Waxaana lagu tilmaamaa in koritaanka dabeecadaha aadamuhu ay qaadato muddo dheer, inkastoo aan la garan Karin qiyaasta saxda ah ee ay horumarto, haddana waxa lagu

Dhacdooyin Muujinaya Kala-guurka Ummadda ee ka Dhashay Kala Go’ii 1947kii ee Pakistan iyo Hindiya

Dhacdooyin Muujinaya Kala-guurka Ummadda ee ka Dhashay Kala Go’ii 1947kii ee Pakistan iyo Hindiya Akhtar Hussain Rana Haddii aad dibadda u baxdo, carruur kalena waqtiga la qaadato, sideed u baranaysaa arrimaha degaankiina lagaga dhaqmo? Waxa aad u baahan tahay in