Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Madaxweyne Noo Dalacsii Wasiir Xaglo-toosiye

W/Qoraa. Maxamed Faarax Qoti Waxaan halkan amaan iyo bogaadin aan la soo koobi Karin ugu dirayaa wasaiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Ahmed “ Xaglo-toosiye” oo dadaal iyo juhdi baddan galiyey, siduu dalka ugaga illaalin lahaa shayaadiinu Insiga beenta

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)

“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-araggiiye,

Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen

Araweelo News Network Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen Sida wargeyska ka faallooda ganacsiga iyo tujaarta caalamka ee Forbes uu sheegay waxa adduunka ku nool 1,826 bilyaneer oo hantidooda marka la isu geeyo ay

Xildhibaan Siciidaw Wax ka Barro Shareecadda Islaamka iyo Dastuurka Qaranka

Aniga oo ah Deeq Aw Muxumed Xuseen waxa aan halkan kaga jawaab celinayaa hadalo xajiimaysan oo been iyo deel-qaaf ah oo xil.dhibaan siciid cilmi rooble kula dul -kufay bangiyada islaamiga ah ee wadanka oo mid yahay, isagoo sidoo kalana eedayamo

Dhaliilaha Iyo Gefafka Odoroska Miisaaniyadda Somaliland Ee 2016

Aqoonahan Cabdinaasir Axmed Ibraahim Odoroskan marka aad dhinaca qoraalka ka istaagto waxa kuu soo baxaya in aanu innaba ku dhisnayn aqoon, 300 iyo jarjar marka ay marayaan gefefka dhinaca higgaaddu ayaan ka hadhay. Boqol erey oo Ingiriisi ah ayaan iyana

Sucuudiga waxa Inaga Dhexeeya Dan Maguurto Ah. By. Ahmed Hassan Arwo

Jaamacadda Carabta waxa inaga dhexeeya xidhiidhka inaga dhexeeya ururada kale sida Qaramada Midoobay, Ururka Afrika, Ururka Igad, dhammaantood xubinnimadu waxay ku xidhantay ictiraafka, dhamaantoodna xidhiidh ayeynu la leenahay khaas ah, kolka ictiraafku yimaadana dhammaan waxaynu ka mid noqonayna ururadaas. Jaamacadda

Sheeko Gaaban: Qisadii Nin Reer Miyi ah ka Qabsatay Magaaalo iyo Gartii uu Qaaday Xaakim Qarqoosh

Nin reer Miyi ah ayaa safar ku yimi magaalo, kaasoo soo iibgeeyey adhi yar, waxaannu la kulmay sayladii oo xaami ah, qiimo fiicana way ku baxeen adhigiisii, hayeeshee dillaalkii ayaa ku yidhi qiimahan fiican ee aan ku hayno xoolahaagii haddii

Somaliland: Musuq -Maasuqii Oo xadhkaha Goostay

By. Abdiqani Salaf kaptanka Iyadoo marwalba uu musuq maasuqu ku lahaa kaalin wayn inta baddan ee xafiisyada iyo hay’addaha qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa waxay noqotay wax iska caadiya oo aan cidina la yaabin musuqa baahsan ee aafeeyey dhaqaalihii qarankan curdinka

Somaliland Waxay Murkacatay Markii Xukuumada Kulmiye Iyo Ganacsatadu Heshiis Wada Galeen

By. Cabdiraxmaan Cadami Wadamada badhtamaha koonfurta Ameerika ee loo yaqaano Jamhuuriyaddaha Muuska (Banana Republic’s) madaxdooda dalka waxa la maamula ama talad la wadaaga shirkadaha waaweyn gaar ahaan shirkada lagu magacaabo ‘the United Fruits’ oo ka ganacsata dhamaan dalalka kor ku

Giddida Isku Socodka Somaliland & Somalia, Dhuumasho Dhabarku Muuqdo

W/Qoray: Maxamed Aadan Gacayte “Todobaad ka hor waxa uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay guddi cusub oo la yidhaa (Giddida Isku Socodka Somaliland iyo Somalia), guddidan waxay ka kooban yihiin raxan wasiiro ah oo marka horaba dayacay shaqadii ay qaranka u hayeen.