Category: Qubanaha
China: Tuulo yar oo ku taalla oo 160 furriin ay halmar ka dheceen
Araweelo News Network In ka badan 160 lamaane oo ku nool tuulo ku taalla bariga Shiinaha ayaa go’aansaday inay kala tagaan si ay magdhow badan u helaan. Qoysaskaas ayaa lagu qasbay inay guryahooda ka guuraan. Tuulada Jiangbei, waxaa loo gartay
Amiiradii Carbeed Ee Jacayl dartii Diinta Uga baxday (Daawo: Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Waa Suldaanadii Saalima Bintu Siciid ibnuu Suldaan, Suldaankii Umaan iyo Sinjibaar, waana dhashii Sulalaladii Boor Saciid, oo saldanadaa soo xukumaysay ilaa dhamaadkii qarnigii 19-aad ilaa badhtamihii qarnigii 20-aad Halkan ka Daawo. https://youtu.be/QAI-IOWSOM4 Post Views: 492
Madaxweyne Markii uu Xilka ka Degay Saxaafadda ku Biiray
Araweelo News Network Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan Mr. Prevez Musharraf, ayaa mihnadda siyaasadda ka wareegay, una wareegay dhinaca warbaahinta, waxaannu ka soo muuqday barnaamij laga sii daayey telefishanka Bol Tv, gaar ahaan waxa uu daadihinayey barnaamij telefishankaasi baahiyo toddobaadkiiba
Maalqabeen 1.2 Milyan oo Dollar Siistay Lambar Telefoon
Araweelo News Network Ganacsade u dhashay dalka Hindiya oo u nool magaalada Dubia ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa moobayl lambar (simcard number) ku iibsaday lacag aad u badan oo xaddigeedu dhan yahay $1.2 milyan oo doollar. Ninkan ganacsadaha ah oo
Waxyaabaha Aanay Huteeladu Jeclayn Inay Ogaadaan Macmiishoodu Daawo Xogta Dahsoon
Araweelo News Network Brrnaamijkan waxaynu ku soo bandhigaynaa waxyaabaha aanay hudheeladu jeclayn inay Macmiishoodu Ogaadaan, ama Haddii aad damacdo inaad sii ogaato marka aad degayso aanay jeclayn inay macluumaad kaa siiyaan. Halkan Ka Daawo dhacdooyin lagu faaqiday Arrimahaa oo lagu
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Halacsanaya Wargeysyada Kasoo Baxa Hargeysa Ka Hor Intii U Kicitimin Safar ku Waajahan Dalka Britain
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo maanta Safar ugu baxay Dalka Britain, ayaa Laga Qaaday Sawiro muuqaalkooda iyo shucuurtooda xanbaarsan. Muuqaalada Sawirada Laga Qaaday Madaxweynaha ka hor Intii aanu Ka dhoofin Dalka Oo qaarkood muujinayaan Madaxweynaha
Qaabka Loo Xalliyo Buuqa Kabuhu Sameeyaan (Xogta Dahsoon)
Araweelo News Network Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa talooyinka caafimaad ee ku saabsan sidii aad ku joojin lahayd ee u xallin lahayd haddii kabahaaga buudhku ay buuqaan marka aad iska bixiso. Cilmi baadhis lagu sameeyay Buuqa Kabaha ama caga-dhididka waxa kasoo
Waa Maxay Sababaha Diyaaraddaha Iyo Haadka Baalleydu Kacbadda Barakaysan Ugu Kor Duuli Waayeen.? Daawo Xogta Dahsoon
Araweelo News Network Xaramka Barakaysani waa Dhismaha ugu qaadka weyn, amma ugu mug-weyn ee dunida ku yaalla waana Kacbadda illaahay ee sharafta badan. Barnaamijka xogta dahsoon, waxaynu kusoo qaadanaynaa sababta ay Diyaaraddaha iyo Haadka Duullaa u awoodi waayeen inay Kacbadda
Nin 30 sanno Shinni ururinayey oo Doonaya inuu Dhacdooyinka Adduunka ku Galo
Araweelo News Network Waligaa ma ururisay shinni tiradoodu dhan tahay 20,000 (labaatan kun) oo xabbo, kadibna wejigaaga ma ku ururisay? Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo shinnida dhaqda ayaa tallaabadaas ku dhaqaaqay, kaasoo doonaaya inuu dhacdooyinka adduunka ku galo shini
Khubaro Heshay Goob-asaareedyo Wax-ka-beddeli Kara Taariikhda Faca-weyn ee Afrika
Araweelo News Network Khubarada hoggaanka u haysa cilmiga baadhista asaarta (archaeology), ayaa heshay goobo cibaadeed (temples) tiro badan, kuwaasoo ay sheegeen in ay dadka ka caawinayaan in la fahmo sirta taariikh hore oo Afrika leedahay sida lagu daabacay mareegta France