Category: Qubanaha
Qoys Mucjiso Kala Kulmay Xabaal ay Dib-u-qodeen si ay Maydka uga soo Saaraan
Araweelo News Network Qoyskoodu waxay aaseen 35 maalmood ka hor markii geeridii xaqa ahayd u timmi. Muddadaas markii hoygii Alle ugu talagalay inuu dunida kaga hoydo uu ku jiray waxa ay sheegeen xubno qoyskooda ka mid ah inuu riyo ugu
Will Yar Oo Sideed Jir Ah Oo Jidhkiisu Isu Bedelay Dhagax
Araweelo News Network Wiil magaciisu yahay Mehendi Xassan oo da’diisu tahay 8 sanno jir, una dhashay dalka Bangladesh, ayaa lagu arkay xaalad argagax leh oo sababtay in jidhkiisu noqdo sida dhagaxa oo kale. Inanka yar looma ogola inuu guriga dibada
Nin ka Mid ah Qoyska Boqortooyada Sucuudiga oo Shimbiro uu Leeyahay u Kireeyey Qaybta Qaaliga ah ee Diyaaradda
Araweelo News Network Waxa warbaahinta lagu baahiyey sawir muujinayey Amiir ka soo jeeda qoyska boqortooyada Sucuudiga oo 80 shimbirood oo nooca baaska loo yaqaan ah oo uu leeyahay u iibinaya tigidho diyaaradeed, gaar ahaan qaybta dadka dabaqada sare ah fadhiistaan
Degaan Dadka ku Nool ay Maalintii Indho La’yihiin, Habeenkiina Wax Arkaan
Araweelo News Network Tuulo ku taal dalka Yemen, ayaa lagu arkay dhacdo cajiib ah, iyadoo dadka ku nool ay waqtiga habeenkii oo qudha wax arkaan, balse aanay waxba arag xilliga lagu jiro maalinta iftiinka ah. Tuuladan oo la yidhaah Khashaba
Qoyskaaga Oo Burbura Horumar kaama Hor-istaagayo: James H. Clark
Araweelo News Network James H. Clark, waxa laga eryey dugsigii uu dhiganayey, laakiin waxa uu aakhirkii ku guulaystay inuu shahaadada ugu sarraysa ee diktooraydka (PhD) ku diyaariyo cilmiga kombuyuutarka, aakhirkiina ka mid noqdo dadka wax ku soo biiriyey internetka iyo
Dalal Afrika ku Yaal oo Khaatiyaan ka Jooga Xiisaha Shiinuhu u Qabo iibka Dameeraha iyo Daba-qalooca
Araweelo News Network Dawladda Suudan, ayaa sheegtay inay markii u horaysay dalka Shiinaha ka heshay dalab ah inay u dhoofiyaan dameeraha, lugaha digaaga iyo cayayaanka daba-qalooca oo la qalajiyey, kuwaasoo ah waxyaabo si xoogan looga isticmaalo gudaha Shiinaha. Sida lagu
Xafladdii Caleemo-saarka Madaxweyne Trump Oo Laga Akhriyey Aayad Qur’aanka Kariimka ah
Araweelo News Network Washington(ANN)-Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Mr. Donald Trump, ayaa si fiican u dhegaystay aayado qur’aan ah oo laga akhriyey xafladdii caleemo-saarkiisa oo qabsoontay maalintii Jimcaha ee toddobaadkan. Sheekha qur’aanka akhriyey oo magaciisu yahay Imam Mohamed Magid, ahna
Ninkii ka Dambeeyey Qarraxyadii Daaraha Ganacsiga Maraykanka oo Waraaq u Diray Madaxweyne Obama
Araweelo News Network Madaxweyne Barack Obama oo xilka ku wareejinaya Madaxweynaha cusub ee la doorta Jimcaha maanta, ayaa helay farriin uu soo qoray Khalid Sheekh Maxamed oo ah maskaxdii ka dambaysay qarraxyadii Daaraha dhaadheer ee loo yaqaan 9/11 (11 September,
Aqoontu Ganacsiga iyo Guusha Shardi uma aha: Ninka ugu Taajirsan Shiinuhu Waxbarashada wuu ka Saaqiday
Araweelo News Network Ninka magaciisu yahay Li Ka Shing, waa ganacsade (Entrepreneur) u dhashay degaanka Hong Kong ee dalka Shiinaha. Hadda waa ninka ugu taajirsan dadka Shiinaha. Waxa dhalay aabbo sabool ah oo dugsi hoose maamule ka ahaan jiray. Bilyaneerkan
Bastooladaha Ilaalada Madaxweyne Putin Waa Noocee (Xogta dahsoon)
Araweelo News Network Bastoolada Ciidanka Ilaalada Madaxweyne Putin, ayaa noqotay hubka ugu khatarsan ee la adeegsado, hadaba waa noocee Baastooladaha ay qaataan Ilaalada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Bostooladda ayaa ah nooc aanay hasyan Ciidamada dalalka kale ee Reer Galbeedku, waana