Category: Qubanaha
Waa Tuma Haweenayda Carbeed Ee La Taliyaha U Ah Madaxweyne Donald Trump (Xogta dahsoon)
Araweelo News Network Halgan dheer ayay Dina Paul u soo gashay inay noqoto jagada xiligan ay hayso ee la taliyaha Madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump. Hadaba waa tuma haweenayda asalkeeda kasoo jeeda dalalka Carabiyada Halkan ka daawo xogta Dahsoon https://youtu.be/KahYAX9FACI
“Guul-darradu Masuul Kama aha Dib-u-dhaca” Madaxweynihii Hore Ee Masar Jamaal
Araweelo News Network Guul-darradu ma aha shay lagu marmarsoodo in ay keento inuu qofku nolosha ka dhaco, balse waxa xaqiiq ah in qofku uu nolosha iska riday, haddii uu niyad jabo oo dedaal la’aan noqdo. Tusaale ahaan; waxa jira hoggaamiyayaal
Tirada Guur La’aanta Ee Sucuudiga Iyo Da’da aan Haweenka iyo Ragga Guursan
Araweelo News Network In ka badan 5.6 milyan dadka Sucuudiga ah – 3 milyan oo rag iyo 2.26 milyan haween – ayaa ilaa hadda guursan dalkaas, sida lagu sheegay xog-ururin uu sameeyey xafiiska Tira-koobka Guud ee Sucuudiga (General Statistics Authority),
Dal Afrikaan ah oo Lagu Arkay Cudur-dhaliya Halista Badan ee Sika (Zika Virus)
Araweelo News Network Dawladda Angola ee qaaradda Afrika, ayaa sheegtay in ay diiwaangelisay markii ugu horraysay laba kiis oo fayraska halista badan ee Sika (Zika Virus), kadib markii muddo saddex bilood uun ka hor ah uu dalkaas cudurka xummada huruudda
Madaxweyne Obama oo Milxiis u Noqday Mid ka Mid ah Shaqaalahiisa oo Aroostay
Araweelo News Network Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya Mr. Barack Obama, ayaa maalmihii ugu dambeeyey ee hoggaanka dalka uu ka degayo ku kacay falal aad u soo jiitay dadweynaha Maraykanka. Falalkan oo ay ka mid yihiin inuu ka
Qiso Cajiiba: ‘Waxaan Qorsheeyey in aan Islaamka Burburiyo, Balse Waan Muslimay’ Qormada 3aad
Araweelo News Network Walaalkaygii Muslimka ahaa ayaa habeen habeennada ka mid ah ila soo xidhiidhay, waxa uu iiga sheekeeyey koox Muslimiin ah oo soo booqda tuulada. Waxa uu iga codsaday inaan la kulmo. Waan ka aqbalay. Waxa aan u diyaar
Haweenay Ka Sheekaysay Guur Uu Ka Codsaday Hoggaamiyihii Hore Ee Liibiya Muammar Al Qaddafi
Araweelo News Network Haweenay ka mid ah Baarlamaanka dalka Al Jeeriya (Algeria), horena u ahaan jirtay Shakhsiga Warbaahinta (Media Personality) oo la yidhaa Zahia Benaruous, ayaa shaacisay in hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mr. Muammar Al Qaddafi uu ka dalbaday guur
Qiso Cajiiba: ‘Waxaan Qorsheeyey in aan Islaamka Burburiyo, Balse Waan Muslimay’ Qormada 2aad
Araweelo News Network Markii aan bartay diinta islaamka iyo dhammaan shareecada ee aan si khaldan u isticmaalay muddooyinkii hore, aakhirkii waxa i galay dareen xiiso ah oo ii jiiday in aan hoos ugu dhaadhaco, dhadhamiyana macnaha dhabta ah ee dhuuxa
Madaxweynaha Ghana Oo Lagu Qabtay inuu Xatooyo Khudbadeed (Plagiarism) Sameeyey Maalintii Caleemo-saarkiisa
Araweelo News Network Madaxweynaha cusub ee dalka Ghana ee galbeedka qaaradda Afrika Mr. Nana Addo Dankwah Akufo-Addo, ayaa hadallo aannu lahayn oo xatooyo ah ku darsaday khudbad uu ka jeediyey xafladdii caleemo-saarkiisa oo qabsoontay 7 January 2017. Khudbada Madaxweynaha Ghana
Ingiriiska: Dugsi Laga Mamnuucay in Habluhu ku Tagaan Dhar ku Dhegsan
Araweelo News Network Golaha Sare ee Dugsiga Top Valley Academy oo ku yaal magaalada Nottingham ee dalka Ingiriiska, ayaa ka mamnuucay hablaha in ay xidhaan dhar ku dhegsan, qofka lagu qabtana waxay ka soo saareen go’aan keeni kara in la