Category: Warar
Haweenayda Hoggaamisa Scotland Iyo Ra’iisal Wasaaraha UK Boris Johnson Oo Isku Khilaafsan Mustaqbalka Midawga Boqortooyada
London(ANN)-Haweenayda Wasiirka koowaad ee Hoggaamisa Dawladda Scotland, Nicola Sturgeon, ayaa sheegtay in Ra’iisal wasaare Boris Johnson u baahanyahay inuu waajaho xaqiiqda iyo goosashada Xisbiga Scotland (Scottish National Party (SNP) ku doonayaan inay ka go’aan Boqortooyada Midawday ee UK. Nicola Sturgeon,
Mucaaradka Oo Ka Dhabeeyay In Aanay La Kulmayn Madaxweyne Biixi Iyo Faysal Oo U Duulay Kenya
Hargeysa(ANN)-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa ku gacansaydhay dalab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay oo ahaa in Axsaabta Qaranka Somaliland ay u yimaadaan kulan deg-deg si loo xaliyo khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka Somaliland.
Hargeysa: Wiil Yar Oo Dhintay Guri Gubtay Iyo Laba Kale Oo Ku Dhaawacmay
Hargeysa(ANN)- Wiil yar da’adiisa lagu sheegay 9 bilood, ayaa ku dhintay, kadib markii uu gubtay Guri ku yaal Xaafada Libaaxyada ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen Ciidanka Dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland. Ciidanka Dab-damiska, ayaa kasoo
Ciraaq: Wadaadka Caanka Ah Ee Muqtada Al-Sadr Oo Xidhay Bartiisa Facebook
Waa Kuma Muqtada Al-sad, Warbixin- by Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist Baghdad(ANN)-Wadaadka Reer Ciraaq ee caanka ah Muqtada Al-Sadr ayaa xidhay Akoonkiisa Facebook Jimcihii, isagoo ku qoray “nabad gelyo” daaha madow ee bogga warbaahinta bulshada, sidaa
Al-Bashiir Oo La Xukumay Iyo Haweenaydiisa Oo Xabsiga La Dhigay
Kartuum(ANN)-Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Suudaan Cumar al-Bashiir, ayaa lagu xukumay xadhig laba sanandood ah, wuxuu fadhiyay qolka eedaysanaha intii lagu gudajiray dacwadiisa ku saabsan helitaanka sharci darada ah iyo adeegsiga lacagaha qalaad ee Khartuum. , Wakaaladda wararka ee Anadolu
Suxufiyiin Ka Socday Telefishanka Qaranka Finland Oo La Kulmay Wasiirka Gaadiidka Somaliland
Hargaysa(ANN) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Cabdullaahi Abokkor Cismaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay suxufiyiin ka socda Talefishanka Qaranka ee Dalka Finland. Sidaana waxa lagu sheegay war-qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska xidhiidhka Warbaahinta u qaabilsan Wasaaradda Gaadiidka, waxaana
Kulan Dhexmaray Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Lix Shirkado U Tartamaya Mashruuca Dhismaha Waddada Boorama ilaa Lawyo-caddo
Harrgaysa (ANN) Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen Madaxda sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ee SRA (Somaliland Road Authority), ayaa kulan tashi ah la qaatay saraakiil ka socday lix shirkadood oo ku tartamaya qandaraaska
Maxkamadda Sare Oo Ganafka Ku Dhifatay Dacwad Kooxda Siyaasiyiinta Madashu Ka Gudbiyeen Golaha Guurtida Somaliland
Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa ganafka ku dhufatay dacwad ay u gudbiyeen Dec 4th, 2019, Kooxda la baxday Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, taas oo ay kaga dacwoonayeen muddo kordhinta uu sameeyay Golaha Guurtida Somaliland iyo Sharciyadda uu
Barnaamijka Shaqo Qaran iyo Dareenka Waalidiintii Dhalay Ubadkii Nasiibka U Yeeshay
Daawo Barnaamij laga sameeyay Shaqo Qaran Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid ah Waalidiinta Caruurtoodu ka qaybgaleen Barnaamijka Shaqo Qaran ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi soo kordhisay, ayaa ka dareen celiyay sida ay ugu diirsadeen Barnaamijkaa oo la bilaabay sanandkii koowaad ee mudda-xileedka
Shirka Golaha Wasiiradda Somaliland Maxaa Lagaga Hadlay
Hargeysa(ANN)-Fadhigii 50-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagaga dooday laguna ansixiyey xeerar kala duwan oo muhiim u ah qaranka, iyada