Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6817 Posts

Al-shabaab Oo Shaacisay Magacyada Dadkii Ay Ku Dileen Weerrarkii Huteelka SYL

Muqdisho(ANN)- Al-Shabaab, ayaa sheegay inay weerrarki ay ku qaadeen Huteelka SYL, ee kasoo horjeedka Villa Somalia ay ku dileen dad badan oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan dawladda Federaalka ah. kadib markii ay gudaha u galeen xalay fiidkii koox

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ku Gacan-saydhay Dalabka Madaxweyne Biixi

Hargeysa(ANN)-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa si wadajir ah ugu gacansaydhay dalabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ku baaqay ee aha in Axsaabta Qaranka Somaliland ay u yimaadaan kulan deg-deg si loo xaliyo khilaafka ka taagan

Madaxweyne Bixii Oo Kulan Deg-deg Ah Ugu Baaqay Axsaabta Mucaaradka

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay Axsaabta Qaranka Somaliland in laysugu yimaado kulan deg-deg si loo xaliyo khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka Somaliland. Madaxweyne Biixi oo maanta ka qaybgalay munaasibad si rasmi ah loogu daah-furay mashruuc

Somaliland Iyo Shirkadda Dp World Oo Kala Saxeexday Mashruuc

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Maareeye Ku-xigeenka Shirkadda Dp World oo Daah-furka Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera  (Berbera Economic Free Zone) Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  si rasmi ah u daah-furay  mashruuc ballaadhan

Guurtida Oo Ka Cadhootay Xeer Golaha Wakiiladdu Ansixiyeen

Hargeysa(ANN)-Guurtida, ayaa ka cadhootay Xeer Golaha Wakiiladdu Ansixiyeen. Mudanayasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa Kal-fadhiga 41aad ee ay yeesheen maanta ku meel mariyay Xeerka maamulka Gobolada iyo Degmooyinka dalka ee Xr/lamber 20, kaasoo golaha Guurtidu dhawaan wax ka bedel ku soo

Hargeysa: Munaasibad Lagu Xusay Sh. Cabduqaadir Jaylaani

Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo abaabulay oo loo qorsheeyay xuska Raxiimullaah Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani oo ka mid ahaa Culimada waaweyn ee Islaamka, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxaana kasoo qaybgalay Masuuliyiin Golayaasha Dowladda Somaliland ka socda, Culimada qaadiriya haldoorkooda iyo Mudan

Maydh: Kashaaraha Ka Dhashay Roob Ka Curtay Xeebaha Sanaag

“Qof Dumara oo daad ku qaaday ayaa jirta, khasaare kalena wuu jiraa “Maayarka Magaalada Qadiimka ah ee Maydh Prof. Xuseen Cabdiraxmaan Maydh- Sanaag- (ANN)-Maayarka Magaala xeebeeda qadiimha ah ee Degmada Maydh Prof. Xuseen Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Siciid Maydh, ayaa ka

Cabdirashiid Dahabshiil Oo Sharraxay Doorka Shirkaddaha Dahabshiil Group Ka Qaadato Taakulaynta Bulshada

Hargeysa(ANN)- Maamulaha Guud ee Shirkaddaha Dahabshiil Group Md Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay doorka shariifka ah ee Shirkadaha Dahabshiil ka qaataan taakulaynta bulshada xilliyada ay jiraan dhibaatooyinka sida fatahaadda daadadka, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale ee bulshada la

Saudi Arabia ends gender-segregated entrances for restaurants

Riyadh(ANN)-Restaurants in Saudi Arabia will no longer need to maintain entrances segregated by sex, the authorities said on Sunday, further eroding some of the world’s strictest social rules as sweeping reforms take hold. Previously, Saudi Arabia required all restaurants to

Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Ka Bixiyay Dhawaaqa Murrashaxnimo Ee Maxamuud Xaashi

Hargeysa(ANN)- Xisbiga KULMIYE, ayaa Jawaab ka bixiyay dhawaaqa uu ku shaaciyay Murrashaxnimadiisa Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi. Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay hadal uu maalmihii lasoo dhaafay