Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6817 Posts

Soomaaliya Oo Balanqaaday In Aan La Aqbalayn Dhibaato Warfidiyeennada Loo Geysto

‘Warfidiyeennadu waa nndhaha Bulshada mana aqbalayno in dhibaato loo geysto’ Khayre Paris(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Paris kulan kula qaatay xoghayaha guud ee weriyayaasha aan xudduuda lahayn, Christophe Deloire. Kulanka dhex maray Ra’iisal Wasaaraha

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Oo Weedho Hanjabaad Iyo Dhaleecayn Ah U Jeediyay Madaxweyne Biixi Laba Sannadood Kadib Guuldaradii Doorashada

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ku hanjabay inay tallaabooyin qaadi doonnaan, isagoo dhinaca kalena Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi usoo jeediyay dhaliilo uu taxay. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro oo galabta warbaahinta kula hadlay guriga uu ka

Somalia: Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Sergey Lavrov

Paris(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb gelayay shir sannadeedka madasha nabadda Paris, ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska ra’iisal wasaare Khayre

Malayshiyo La Wareegtay Magaalada Boosaaso, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Xaalada Cakiran

Boosaaso(ANN)-Malayshiyo hubaysan, ayaa la wareegay xarumaha maamulka Puntland ee magaalada Boosaaso, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac, kadib dagaal ka dhacay goobo ka mid ah, kuwa ay malayshiyadu weerrareen. Sida ay sheegayaan warar hordhaca ah ee ka imanaya magaalada

Qaabkii Lixda Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Loogu Codeeyay

Hargeysa(ANN)- Golaha wakiiladda Somaliland, ayaa ansixiyay Lix xubnood oo ka mid ah Todobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo xubintii laga sugayay xisbiga Mucaardka ee WADDANI, ka maqnayd, iyadoo ay weli laantahay, kadib markii lagu celiyay xubin ay hore ugu

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ku Baaqay Qorshe Cusub Iyo Jawaabta KULMIYE

Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland, ayaa ka qayliyay Lixda xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo golaha wakiiladdu cod aqlabiyad ah ku ansxiyeen, iyadoo xubintii laga sugayay xisbiga WADDANi, aanay soo xaadirin, kuwaas oo aan weli soo xulin xubintaa, sababo la

Labada Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Diidmada Dooda Mucaaraadka

Hargeysa(ANN)-Labada xubnood ee Komishanka doorashooyinka cusub ee sida weyn Xisbiga WADDANi, uga qayliyay oo ka mid ahaa Lixda xubnood ee saaka golaha wakiiladda Somaliland ansixiyeen, ayaa ka dareen celiyay sida aqlabiyada ah ee ay mudanayaashu ugu codeeyeen iyo xisbiga WADDANi,

Somaliland: Ansixintii Golaha Wakiiladda Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka

Qaabkii Lixda Xubnood Loogu kala codeeyay iyo kulankii ka horeeyay Hargeysa(ANN)-Xildhibaanada golaha wakiiladda Somaliland, ayaa saaka ansixiyay Lix xubnood oo ka mid ah Todobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka, iyadoo xubintii laga sugayay xisbiga Mucaardka ee WADDANI, weli laantahay, kadib markii

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Dalka Faransiiska Ugu Baxay Safar

Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska si uu uga qayb galo shirka sannadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Novembar 11-13, 2019. Madasha nabadda Paris oo ah kulan sannadeed caalami ah,

Somaliland: Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Oo Kormeerey Dhismaha Waddada Hargeysa iyo Balli-gubadle

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan oo ay weheliyaan xubno wasiiro xukuumadda ka tirsan, ayaa kormeer ku maray dhismaha waddada isku xidhaysa Caasimadda Hargeysa iyo magaalada Balli-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd. Kormeerka Wasiirka ugu